Uncategorized

by bashir tadhase a world securityjournalist kaga boggo wararka kudhafaMaxa laga faa’iideyFaragelintaDowladaha Safka hore sidaKenya iyoItoobiya (Warbixin Xasaasiah)Sida aan ka warqabno waxaawaayadan danbesoo badanayeyeedeynta loo jeedinayeyDowladda Kenyagaar ahaan Siyaasadeeda kuwajahanGobolada Jubooyinka halkaasi ooaydabada ka riixeyso kooxo Soomaali ahoo ay kasoo uruurisay XeryahayQaxootiga iyoMagaalooyinka WaqooyiBari ee Kenya sihalkaasi looga sameeyoMaamul Goboleed ayIyadu maamusho siay ugu fushato danaheedaIyadoo kafaa’iideysaneyso Howlgalka Amisomee ayqeybta ka yihiin CiidamdeedaJoogaKoonfurta Soomaaliya.Waxaaiyadana qaska dhinaceeda kawaddoDowladda Itoobiya oo isqarineysoiyadoo Kenyaay heshiis ku yihiin inmeesha laga sameeyoMaamul Goboleedhoos yimaada labadanDowladood kaasooay horboodayaanSiyaasiyiinta fulisadanahood burburintaSoomaaliya iyo kalaqeynteeda.Burburkii ku dhacay DowladdiiSoomaaliyeedwaxaa ka danbeeyey waakuwa qaska ka wadahadda Wadanka waahadaanan isdiidsiineynininkasta oo uuqiray arinkaasi Madaxweynihiihore eeKenya,waxa ayna ujeedadu ahayn inaanla arag dowlad Soomaaliyeed ooxoogan taas ooqatar gelin kartaIyaga.Markii la soo dhisay Dowladdi C/qaasin SalaadXasan 2000 waxa ay iskudayday in la soo celiyodowladnimadii iyokala danbeyntii iyadoo aan lalooyeeranCiidamo Shisheeye si aan loogudhicinmishkilad ka qatar badan middiilaxalinaayey,waxa ayna Dowladdaasikuguuleystay ugu yaraan in magaciiSoomaaliya iyoCalankii lagu soo celiyofagaarayaasha Caalamkainkastoo ay lakulmeysey faragelin ba’an ookagaimaaneysey Qaswadayaasha Dariskamarka lagareebo Jabuuti.Markii la soodoortay C/laaahi Yuusuf islamarkiibawaxa uu dalbaday in la siiyoCiidamoShisheeyo si uu ugu qabtoWadanka,wuxuunaBaarlamaankiiwaqtigaasi jiray hordhigay in laansaxiyoin Ciidamo Shisheeyo la keenowadankalaakiin isla markiiba waxaafahmayqorshaha C/laahi Siyaasiyiinbadan ooSoomaaliyeed oo Baarlamaankaku jiray waxaayna Isbaaro u dhigteenqorshihii C/laahi iyoKooxdiisi, wuxuunagabaa gabadii Baarlamaankau codeeyeydagaal dheer ka dib in aan wadankalakeenin Ciidamo ka socda DowladahaSafkahore sida Jabuuti,Kenya iyoItoobiya.Ujeedada ka danbeysey inBaarlamaanku diido inWadanka la keenoCiidamo ka socda Itoobiya iyoKenya waxaay ahayd talaabo wanaagsan ooxikmad kusalaysan,waxa ayna Soomaaliduuarkaayeen in faragelin millitary oo katimaadaDowladaha Safka hore ayabuureysoxasaasiyad,dhinaca kalena aykhatar ku tahayjiritaanka dowladSoomaaliyeed maadaama ayhorey uburburiyeen Dowladdii Soomaaliyeediyoin ay adkaandoonta in laga saaroCiidamoodagudaha Wadanka laakiin dhagjalaq looma siinwaxa la soo geliyeyCiidamadii Itoobiya iyagoosoo taabtayCaasimaddii Dalka iyo XeryihiiCiidamadaSoomaaliya{taariikh madow igadheh}.faa’iidadiina waxa ay noqotay in lalaayokumanaan kun oo Soomaali ah lanaburburiyoCaasimadeeniiKhaladkii ayShalay galeen C/laahi Yuusufiyokooxdiisa ee ay Wadanka ku soogeliyeenCiidamada Itoobiya isla kii waxaagalay DowladdiiShariifka oo ogolaatay inCiidamada Kenya soogalaan Wadankaamar la’aan inkasta oo markiidanbe lasiiyey magaca Amisom oo ay haddaugahowlagalaan KoonfurtaSoomaaliya,waxa aynaCiidamada Kenya kageysteen gabood falobadan oo isugu jirajirdil,dil bareer ah iyo walibabahdil ay kuhayaan Madaxda ka socotoDowladdaFederaalka waxaana intaasi u dheer inayfaragelin siyaasadeeda ku hayaangudahaWadanka halka ay ahayd in ay udhaqmaan sidaay u dhaqmaan Ciidamadakale ee Amisom.Hadii shalay laga digay inWadanka la keenoCiidamo ka socdaDowladaha Safka hore gaarahaan Kenyaiyo Itoobiya iyadoo lagahortagaayeywaxa maanta laga cabanayo laakiinmadhicin Bal waxaa Wadankii la soogeliyeydadkii shalay laga digaayey waxaayna ahayd inSoomaalida iska aamusto ooceebteeda qarsatomaadaama aysanlahayn caqli shaqeeyo oo wixiisoo socdaka fikiro.Waan naqaana Itoobiya iyoKenya waxa ay yihiiniyo waxa ay karabaan Wadankan umanamalaynayo qofSoomaali ah in uu kheyr kafilanayo eemaxaa xal ah?Waxaan u soo jeedinayaaDowladdaFederaalka iyo ShacabkaSoomaaliyeeddhowr qodob.1-inBaarlamaanku soo saaro sharci cusub ookamamnuucayo Dowladaha Safka hore inay kahowlgalaan gudaha Wadanka kuwahadda kujirana ka baxaan.2-InBaarlamaanku soo saaro sharcikamamnuucayo Urur Goboleedka Igad inay kahadlaan Arimaha gudahaSoomaaliya

by bashir tadhase a world security
journalist kaga boggo wararka kudhafa
Maxa laga faa’iidey
FaragelintaDowladaha Safka hore sida
Kenya iyoItoobiya (Warbixin Xasaasi
ah)Sida aan ka warqabno waxaa
waayadan danbesoo badanayey
eedeynta loo jeedinayeyDowladda Kenya
gaar ahaan Siyaasadeeda kuwajahan
Gobolada Jubooyinka halkaasi oo
aydabada ka riixeyso kooxo Soomaali ah
oo ay kasoo uruurisay Xeryahay
Qaxootiga iyoMagaalooyinka Waqooyi
Bari ee Kenya sihalkaasi looga sameeyo
Maamul Goboleed ayIyadu maamusho si
ay ugu fushato danaheedaIyadoo ka
faa’iideysaneyso Howlgalka Amisomee ay
qeybta ka yihiin Ciidamdeeda
JoogaKoonfurta Soomaaliya.Waxaa
iyadana qaska dhinaceeda ka
waddoDowladda Itoobiya oo isqarineyso
iyadoo Kenyaay heshiis ku yihiin in
meesha laga sameeyoMaamul Goboleed
hoos yimaada labadanDowladood kaasoo
ay horboodayaanSiyaasiyiinta fulisa
danahood burburintaSoomaaliya iyo kala
qeynteeda.Burburkii ku dhacay Dowladdii
Soomaaliyeedwaxaa ka danbeeyey waa
kuwa qaska ka wadahadda Wadanka waa
hadaanan isdiidsiineynininkasta oo uu
qiray arinkaasi Madaxweynihiihore ee
Kenya,waxa ayna ujeedadu ahayn in
aanla arag dowlad Soomaaliyeed oo
xoogan taas ooqatar gelin karta
Iyaga.Markii la soo dhisay Dowladdi C/
qaasin SalaadXasan 2000 waxa ay isku
dayday in la soo celiyodowladnimadii iyo
kala danbeyntii iyadoo aan lalooyeeran
Ciidamo Shisheeye si aan loogu
dhicinmishkilad ka qatar badan middii
laxalinaayey,waxa ayna Dowladdaasi
kuguuleystay ugu yaraan in magacii
Soomaaliya iyoCalankii lagu soo celiyo
fagaarayaasha Caalamkainkastoo ay la
kulmeysey faragelin ba’an oo
kagaimaaneysey Qaswadayaasha Dariska
marka lagareebo Jabuuti.Markii la soo
doortay C/laaahi Yuusuf islamarkiiba
waxa uu dalbaday in la siiyo
CiidamoShisheeyo si uu ugu qabto
Wadanka,wuxuunaBaarlamaankii
waqtigaasi jiray hordhigay in laansaxiyo
in Ciidamo Shisheeyo la keenowadanka
laakiin isla markiiba waxaa
fahmayqorshaha C/laahi Siyaasiyiin
badan ooSoomaaliyeed oo Baarlamaanka
ku jiray waxaayna Isbaaro u dhigteen
qorshihii C/laahi iyoKooxdiisi, wuxuuna
gabaa gabadii Baarlamaankau codeeyey
dagaal dheer ka dib in aan wadankala
keenin Ciidamo ka socda Dowladaha
Safkahore sida Jabuuti,Kenya iyo
Itoobiya.Ujeedada ka danbeysey in
Baarlamaanku diido inWadanka la keeno
Ciidamo ka socda Itoobiya iyoKenya waxa
ay ahayd talaabo wanaagsan ooxikmad ku
salaysan,waxa ayna Soomaalidu
uarkaayeen in faragelin millitary oo ka
timaadaDowladaha Safka hore ay
abuureysoxasaasiyad,dhinaca kalena ay
khatar ku tahayjiritaanka dowlad
Soomaaliyeed maadaama ayhorey u
burburiyeen Dowladdii Soomaaliyeediyo
in ay adkaandoonta in laga saaro
Ciidamoodagudaha Wadanka laakiin dhag
jalaq looma siinwaxa la soo geliyey
Ciidamadii Itoobiya iyagoosoo taabtay
Caasimaddii Dalka iyo XeryihiiCiidamada
Soomaaliya{taariikh madow iga
dheh}.faa’iidadiina waxa ay noqotay in la
laayokumanaan kun oo Soomaali ah lana
burburiyoCaasimadeeniiKhaladkii ay
Shalay galeen C/laahi Yuusuf
iyokooxdiisa ee ay Wadanka ku soo
geliyeenCiidamada Itoobiya isla kii waxaa
galay DowladdiiShariifka oo ogolaatay in
Ciidamada Kenya soogalaan Wadanka
amar la’aan inkasta oo markiidanbe la
siiyey magaca Amisom oo ay hadda
ugahowlagalaan Koonfurta
Soomaaliya,waxa aynaCiidamada Kenya ka
geysteen gabood falobadan oo isugu jira
jirdil,dil bareer ah iyo walibabahdil ay ku
hayaan Madaxda ka socotoDowladda
Federaalka waxaana intaasi u dheer inay
faragelin siyaasadeeda ku hayaan
gudahaWadanka halka ay ahayd in ay u
dhaqmaan sidaay u dhaqmaan Ciidamada
kale ee Amisom.Hadii shalay laga digay in
Wadanka la keenoCiidamo ka socda
Dowladaha Safka hore gaarahaan Kenya
iyo Itoobiya iyadoo lagahortagaayey
waxa maanta laga cabanayo laakiinma
dhicin Bal waxaa Wadankii la soo
geliyeydadkii shalay laga digaayey waxa
ayna ahayd inSoomaalida iska aamusto oo
ceebteeda qarsatomaadaama aysan
lahayn caqli shaqeeyo oo wixiisoo socda
ka fikiro.Waan naqaana Itoobiya iyo
Kenya waxa ay yihiiniyo waxa ay ka
rabaan Wadankan umanamalaynayo qof
Soomaali ah in uu kheyr kafilanayo ee
maxaa xal ah?Waxaan u soo jeedinayaa
DowladdaFederaalka iyo Shacabka
Soomaaliyeeddhowr qodob.1-in
Baarlamaanku soo saaro sharci cusub oo
kamamnuucayo Dowladaha Safka hore in
ay kahowlgalaan gudaha Wadanka kuwa
hadda kujirana ka baxaan.2-In
Baarlamaanku soo saaro sharci
kamamnuucayo Urur Goboleedka Igad in
ay kahadlaan Arimaha gudaha
Soomaaliya

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s