Uncategorized

Bashir Farayareshop Tadhase[29-05-2013 23:55]War Deg deg: Madaxweynaha Somalia ooamar culus ku bixiyay in Ciidamada Kenyaiyo Ethiopia ka baxaan Dalka .M/weynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Max’udayaa ku amray ciidamada dawlada Kenya eeSoomaaliya jooga inay muddo dhan 48saacadood u qabtay inay dalka uga baxaan kadibmarkii uu sheegay inay markoodii horeba kusooogaleen si sharci darro ah sidoo kalena M/weynuhu waxaa uu amray in dawlada Ethiopia ayiyana ciidamadeeda deg deg ugala baxdoSoomaaliya.War M/weynuhu uu soo saaray ayaa waxaa lagusheegay in M/weynuhu uu doonayo inciidamada Kenya ay muddo 48 saac ah ayxaduudaha dib ugu laabtaan waxaana M/weynuhu uu ku eedeeyay ciidamada Kenya inaytaageero siiyeen maleeshiyo beeleedyo ka jiraSoomaaliya.“Anigoo Ah M/weynaha JamhuuriyaddaFederalka ee Soomaaliya Mudane Xasan ShiikhMax’ud waxaan amrayaa in ciidamada Kenya ayxaduudahooda dib ugu laabtaan muddo 48saacadood sidoo kalena waxaan ku wargalinayaadawlada Federalka ee Ethiopia inay deg d egciidamadeeda ugala baxdo Soomaaliya.Qoraalkaan kasoo baxay xafiiska m/weyneXasan Shiikh waxaa lagu sheegay in dawladaSoomaaliya aysan wax dul qaad ah u laheynfaragalinta sharci darrada ah ee kaga imaanaysadawladaha dariska ah, ee ay ka midka yihiinhubeynta maleeshiyo beeleedyada waxaana aysabab u yihiin bur burka dalkeenu ku jiromudada 22 sano ah,waxaana uu intaa M/weynuhu intaa ku daray inay geysteenciidamada labadaasi dal xad gudubyobini’aadanimada ka baxsan.M/weyne Xasan Shiikh waxaa uu sidoo kaletilmaamay inuu war qad cabasho oo uukudalbanayo in baaris lagu sameeyo xasuuqa ayciidamada Ethiopia iyo Kenya ka geysteengudaha Soomaaliya tan iyo sanadkii 1991,kii“Nasiib darro waxaa aad noo wal wal galiyaywaa sida ay ciidamada Kenya ug diideen wafdigiiwasiirada ah inay magaalada Kismaayo inaytagaan” ayuu Yiri M/weynaha Soomaaliya.Warkaan kasoo baxay xafiiska M/weynahaSoomaaliya Xasan Shiikh oo lagu qoray boogarasmiga ah ee dawlada Soomaaliya ayaa waxaalagu sheegay in dawlada Kenya iyo Ethiopia ayxilli walba gacan siiyaan maleeshiyaad diidannabada iyo dawladnimada Soomaaliya islamarkaana caqabad ku yihiin hormaradaSoomaaliya marka loo eego dibadda iyogudahaba.Ugu dambeyn qoraalkaan waxaa uu u jeedinayaadawladaha Kenya iyo Ethiopia inay qaataanamarka M/weynaha haddii kale ay wijihidoonaan iska caabin dhab ah oo ka dhan ahfaragalintooda.Ciidamada Kenya oo ku sugan goboladaJubooyinka waxaa uu dhawaan M/weynuhusheegay inay baal mareen sharciga ay dalka kujoogaan ee ah ka mid ahaanshaha hawlgalkaAMISOM

Standard