Uncategorized

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa si kulul ugajawaabay eedeyn uga timid maalintii shalayXildhibaan ka tirsan Baarlamaanka MaamulkaGalmudug State oo maamulkaasi ku eedeeyeyinay ka dambeeyeen dil ka dhacay deegaano katirsan gobolka Mudug.Wasiirka Arrimaha Guddaha Maamulka Ximan iyoXeeb Cumar Guureeye oo Saxaafada la hadlayayaa sheegay in falkaasi ka dhacay Mudug uuyahay mid ay ka xun yihiin.Wasiirku wuxuu sheegay dadka is laayay inayyihiin dad dhammaantood reer Guuraa ah ooArxan laawayaal ah, isagoo xusay in dadkaasinaay yihiin laba Qoys oo wada dhashay.“Dadka is laayay oo isku qoys ah waxay ka soojeedaan deegaanada Ximan iyo Xeeb falkaasinawaxa uu ahaa mid arxan laawayaal reer guuraaah ay geysteen” ayuu yiri isagoo beeniyeyhadalkii xildhibaan ka tirsan Galmudug ee ahaa inlaga soo abaabulay falkaasi dilka ah MagaaladaCadaado ee maamulka Ximan iyo Xeeb.Ugu danbeyntii xildhibaan ka tirsan maamulkaGalmudug oo shalay la hadlay warbaahinta ayaadil ka dhacay deegaano ka tirsan gobolkaasi kueedeeyey in laga soo abaabulay MagaaladaCadaado ee Xarunta Ximan iyo Xeeb.

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa si kulul uga
jawaabay eedeyn uga timid maalintii shalay
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamulka
Galmudug State oo maamulkaasi ku eedeeyey
inay ka dambeeyeen dil ka dhacay deegaano ka
tirsan gobolka Mudug.
Wasiirka Arrimaha Guddaha Maamulka Ximan iyo
Xeeb Cumar Guureeye oo Saxaafada la hadlay
ayaa sheegay in falkaasi ka dhacay Mudug uu
yahay mid ay ka xun yihiin.
Wasiirku wuxuu sheegay dadka is laayay inay
yihiin dad dhammaantood reer Guuraa ah oo
Arxan laawayaal ah, isagoo xusay in dadkaasina
ay yihiin laba Qoys oo wada dhashay.
“Dadka is laayay oo isku qoys ah waxay ka soo
jeedaan deegaanada Ximan iyo Xeeb falkaasina
waxa uu ahaa mid arxan laawayaal reer guuraa
ah ay geysteen” ayuu yiri isagoo beeniyey
hadalkii xildhibaan ka tirsan Galmudug ee ahaa in
laga soo abaabulay falkaasi dilka ah Magaalada
Cadaado ee maamulka Ximan iyo Xeeb.
Ugu danbeyntii xildhibaan ka tirsan maamulka
Galmudug oo shalay la hadlay warbaahinta ayaa
dil ka dhacay deegaano ka tirsan gobolkaasi ku
eedeeyey in laga soo abaabulay Magaalada
Cadaado ee Xarunta Ximan iyo Xeeb.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s