Uncategorized

Bashir Farayareshop Tadhase
Adunyada nin Dhofiyo/by M’xed saleban
tubeec
Adduunyada nin dhoofiyo
Ninkii degan dhulkii hooyo
Nin dhergiyo nin dhowr qaday
Aan dheef hayn
Dhedig iyo laboodba
Hawli kama dhamaatee
Qof walibaa wixii dhibay
Dhafoorkay ku taalaa
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
Anba kuguma dhaafeen
Haday taadu dheelido eh
Maxaa dhacay dhankaagay
Ka jiiftaa dhaliishuye
Ma dhiirado nimaan garab
Wax lagula dhisaynine
Nafta dhool hilaaciyo
Dhibic baa u muuqdee
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
Jacaylkeediii dhuuxiyo
Lafaha wuu u dhaadhacaye
Dhulkoo doog dhir iyo ubax
Dhamaan hadheeyeen
Dhawristeeda oo qudha
Ayaan dhawr ku qadayaa
Wali dhaban mid kula mida
Kama dhalanin adduunkee
Ana dhaawacaygii
Jacayl dhidibka aastaan
La dheeldheeliyaa
Qore Dhiiga

Bashir Farayareshop TadhaseAdunyada nin Dhofiyo/by M’xed salebantubeecAdduunyada nin dhoofiyoNinkii degan dhulkii hooyoNin dhergiyo nin dhowr qadayAan dheef haynDhedig iyo laboodbaHawli kama dhamaateeQof walibaa wixii dhibayDhafoorkay ku taalaaAna dhaawacaygiiJacayl dhidibka aastaanLa dheeldheeliyaaAnba kuguma dhaafeenHaday taadu dheelido ehMaxaa dhacay dhankaagayKa jiiftaa dhaliishuyeMa dhiirado nimaan garabWax lagula dhisaynineNafta dhool hilaaciyoDhibic baa u muuqdeeAna dhaawacaygiiJacayl dhidibka aastaanLa dheeldheeliyaaJacaylkeediii dhuuxiyoLafaha wuu u dhaadhacayeDhulkoo doog dhir iyo ubaxDhamaan hadheeyeenDhawristeeda oo qudhaAyaan dhawr ku qadayaaWali dhaban mid kula midaKama dhalanin adduunkeeAna dhaawacaygiiJacayl dhidibka aastaanLa dheeldheeliyaaQore Dhiiga

Aside

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s