Uncategorized

Bashir Farayareshop Tadhase[10-06-2013 21:48]C/Xakiin Fiqi oo goordhaw isaga oocareesan kasoo Dagay Muqdisho laganamamnuucay in uu Mar kale Kismaayo tagoWasiirka Gaashaandhiga Xukuumada FederaalkaSoomaaliya C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaagoordhaw kasoo dagay Garoonka DiyaaradahaAadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kadibbooqasho maalmo badan qaadatay oo ku joogayMagaalada Kismaayo.Wasiirka oo la socdeen Saraakiil katirsanCiidanka Xooga Soomaaliyeed ayaa kasoo duulayGaroonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo eeku sugnaayeen Maalmihii ugu dambeeyay si ay uxaliyaan qilaafka ka jira Kismaayo balse ku guuldareesteen.Saxaafada wali lama uusan hadlin WasiirkaGaashaandhiga mana ka warbixin safarkii uuKismaayo ku tagay iyo waxyaabihii u qabsoomaywaxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uushir Jaraa’id ku qabto Magaalada Muqdisho.Dhanka Kale Maamulka Raaskanbooni ayaaWasiirka Gaashaandhiga ku tilmaamay nin sharwada ahaa oo gacan ka geestay Dagaaladii kadhacay Magaalada Kismaayo iyagoona shaaca kaqaaday in mar dambe uusan Wasiirka Kismaayokusoo laaban Karin.Afhayeenka Kooxda Raaskanbooni C/NaasirSeeraar oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegayin Wasiirka Gaashandhiga uusan mar dambe soocaga dhigan Karin deegaanada ee ka taliyaangaar ahaan Magaalada Kismaayo isagoonaeedeyn kala duwan Wasiirka usoo jeediyay.Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaaKismaayo ku sugnaa maalmo badan halkaas uu utagay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaaCiidanka Xooga Soomaaliyeed iyadooan intiiWasiirka uu Kismaayo ku sugnaa la kulmaycadaadisyo iyo waxyaabo badan uusan ku farxin.

Bashir Farayareshop Tadhase
[10-06-2013 21:48]
C/Xakiin Fiqi oo goordhaw isaga oo
careesan kasoo Dagay Muqdisho lagana
mamnuucay in uu Mar kale Kismaayo tago
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Federaalka
Soomaaliya C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa
goordhaw kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha
Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kadib
booqasho maalmo badan qaadatay oo ku joogay
Magaalada Kismaayo.
Wasiirka oo la socdeen Saraakiil katirsan
Ciidanka Xooga Soomaaliyeed ayaa kasoo duulay
Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee
ku sugnaayeen Maalmihii ugu dambeeyay si ay u
xaliyaan qilaafka ka jira Kismaayo balse ku guul
dareesteen.
Saxaafada wali lama uusan hadlin Wasiirka
Gaashaandhiga mana ka warbixin safarkii uu
Kismaayo ku tagay iyo waxyaabihii u qabsoomay
waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uu
shir Jaraa’id ku qabto Magaalada Muqdisho.
Dhanka Kale Maamulka Raaskanbooni ayaa
Wasiirka Gaashaandhiga ku tilmaamay nin shar
wada ahaa oo gacan ka geestay Dagaaladii ka
dhacay Magaalada Kismaayo iyagoona shaaca ka
qaaday in mar dambe uusan Wasiirka Kismaayo
kusoo laaban Karin.
Afhayeenka Kooxda Raaskanbooni C/Naasir
Seeraar oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay
in Wasiirka Gaashandhiga uusan mar dambe soo
caga dhigan Karin deegaanada ee ka taliyaan
gaar ahaan Magaalada Kismaayo isagoona
eedeyn kala duwan Wasiirka usoo jeediyay.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa
Kismaayo ku sugnaa maalmo badan halkaas uu u
tagay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa
Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyadooan intii
Wasiirka uu Kismaayo ku sugnaa la kulmay
cadaadisyo iyo waxyaabo badan uusan ku farxin.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s