Uncategorized

DAL IIB AH IYO DULLI HORLEH!:- Dowlada Federaalka oo burburisnaysa Masjidkii ugu taariikhda dheeraa Somalia si loogu beddelo safaarad!!

Voice Of Somalia

26188438Warar lagu kal soon yahay oo ayaa muujinaya in dowlada Soomaaliya oo dhawaan dhul cusub siisay safaarada Maraykanka, laga dhisaayo  halka uu ku yaallo masjidka Cabdicasiis oo dhisanaa in ka badan 500 oo sanno.

Masjidka Cabdicasiis ayaa dhawaan waxaa lagu sameeyay burburin iyadoo dadka loo sheegay in dayactir lagu sameenaayo masjidka, balse waxaa la ogaaday in masjidka laga dhisaayo halka uu ku yaallo safaarada cusub ee Maraykanku ka dhisaayo Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Axmed Kulalihi kana tirsan baarlamaanka Mahiiga! ayaa dhawaan ka sheegay fadhi uu lahaa baarlamaanka, wuxuu sheegay in dowladda ay dhul ahaan u siisay mid ka mid ah raadadka Soomaaliya lagu yaqaan ee wali muuqday, balse dhawaan la baabi’yay.

“Waxaan rabaa in maanta halkan aan ka sheego in dowladdu ay gashay fal dambiyeed aad u culus masjidkii Cabdicasiis ayaa waxaa dhul ahaan loo siiyay halka uu ku yaallo Maraykanka oo safaarad ka dhisanay” ayuu yiri xildhibaan Kulalihi.

Dadka masjidka…

View original post 54 more words

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s