bashir, Uncategorized

Musharixiinta u taagan xilka madaxtimada Ximan iyo Xeeb oo hortagay Baarlamaanka Published on June 12, 2013 Iyadoo lagu wado in doorashada ximan iyo xeeb ay dhacdo maalinimada berito ah oo taariiqdu ku beegan tahay 13 06 13 ayaa manta baarlamaanka ximan iyo xeeb waxaa hortagay musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtimada ximan iyo xeeb. Musharixiinta hortagay baarlamaanka oo gaarayay ilaa sadex musharax ayaa kala ahaa Cali Amiin Seyd Axmed Cismaan Cali Socdaal C/laahi Cali Maxamed Kadiye waxayna dhamaantooda kawada hadleen waxyaabaha ay qabanayaan hadii ay ku guuleystaan. Musharixiinta oo qodbooyin dhaareer ka jeediyay baarlmaanka ayaa dhamaantooda sheegeen inay wax badan ka qaban doonaan arimaha hormarka ximan iyo xeeb. Sidoo kale waxaa baarlamaanka ka hor hadlay Cabdi Maxamed (Cabdi Guus) oo ah musharaxa kaliya ah ee u taagan xilka madaxweyne ku xigeenka maamulka ximan iyo xeeb waxuuna sheegay inuu diyaar u yahay inuu qabto xilka kaasi waxna uu ka qaban doono arimo badan. Sikastaba ha ahaatee maalinimada berito ah ayaa lagu wadaa in doorashada madaxtimada maamulka ximan iyo xeeb ay ka dhacdo magalaada Cadaado. WQ/ Mohamed Mohamud Aw adan

Musharixiinta hortagay baarlamaanka oo
gaarayay ilaa sadex musharax ayaa kala ahaa Cali
Amiin Seyd Axmed Cismaan Cali Socdaal C/laahi
Cali Maxamed Kadiye waxayna dhamaantooda
kawada hadleen waxyaabaha ay qabanayaan
hadii ay ku guuleystaan.
Musharixiinta oo qodbooyin dhaareer ka
jeediyay baarlmaanka ayaa dhamaantooda
sheegeen inay wax badan ka qaban doonaan
arimaha hormarka ximan iyo xeeb.
Sidoo kale waxaa baarlamaanka ka hor hadlay
Cabdi Maxamed (Cabdi Guus) oo ah musharaxa
kaliya ah ee u taagan xilka madaxweyne ku
xigeenka maamulka ximan iyo xeeb waxuuna
sheegay inuu diyaar u yahay inuu qabto xilka
kaasi waxna uu ka qaban doono arimo badan.
Sikastaba ha ahaatee maalinimada berito ah ayaa
lagu wadaa in doorashada madaxtimada
maamulka ximan iyo xeeb ay ka dhacdo
magalaada Cadaado.
WQ/ Mohamed Mohamud Aw adan

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s