Uncategorized

Bashir Farayareshop TadhaseWararkii ugu danbeeyey eeDoorashooyinka Ximan iyo XeebJun 13, 2013 -Waxa goordhow lagu dhawaaqayMadaxweynaha Sedaxda Sano ee soo socodahogaamin Doona Maamulka Ximan iyo Xeeb iyoKu xigeenkiisa.Hoolka weyn ee Xarunta MadaxtooyadaMaamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa soo buuxdhaafiyey dad farabadan oo iyagu daawanayeysida ay wax u socdaan Musharaxiinta,Baarlamaanka iyo Golaha Guurtida, TirintaCodadka Kadib ayaa waxa si rasmi ah loogudhawaaqay Madaxweynaha Maamulka Ximan iyoXeeb oo loo doortay C/laahi Cali MaxamedKadiye kadib markii uu helay Cod gaaraya 20-codSidoo kale waxa isla goobta loogu CodeeyeyMadaxweyne Ku xigeenka Maamulka Ximan iyoXeeb kaasi oo isla loo Doortay Cabdi CabdiMaxamed Axmed (Cabdi Guus) oo helay 22-codXaflada oo hada la soo gebe gebeeyey ayaawaxa Khudbado kala duwan ka soo JeediyeyMasharaxiintii Looga Guuleystay Xilka, MadaxdaHada la doortay ee Maamul Goboleedka Ximaniyo Xeeb.Sidoo kale waxa Madasha ka hadlayMadaxweynihii hore ee Maamulka Ximan iyoXeeb Maxamed C/llahi Maclin Aadan Tiiceeykaasi oo si weyn ugu hanbalyey MadaxweynahaCusub iyo ku xigeenkiisa sheegayna inuu lashaqeyn doono.Munaasanada Hada waa ay soo dhamaataywaxan Goordhow idiin soo gudbin Doonaa Hadiiuu Allah Awooda lahi raali ka noqdoKhudbooyinkii laga jeediyeyMunaasa bada oo aysoo xaadireen ku dhowaad 500-Qof iyo Sawirokala duwan.Kadhiibo Rayigaa

Bashir Farayareshop Tadhase
Wararkii ugu danbeeyey ee
Doorashooyinka Ximan iyo Xeeb
Jun 13, 2013 -Waxa goordhow lagu dhawaaqay
Madaxweynaha Sedaxda Sano ee soo socoda
hogaamin Doona Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo
Ku xigeenkiisa.
Hoolka weyn ee Xarunta Madaxtooyada
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa soo buux
dhaafiyey dad farabadan oo iyagu daawanayey
sida ay wax u socdaan Musharaxiinta,
Baarlamaanka iyo Golaha Guurtida, Tirinta
Codadka Kadib ayaa waxa si rasmi ah loogu
dhawaaqay Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo
Xeeb oo loo doortay C/laahi Cali Maxamed
Kadiye kadib markii uu helay Cod gaaraya 20-cod
Sidoo kale waxa isla goobta loogu Codeeyey
Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Ximan iyo
Xeeb kaasi oo isla loo Doortay Cabdi Cabdi
Maxamed Axmed (Cabdi Guus) oo helay 22-cod
Xaflada oo hada la soo gebe gebeeyey ayaa
waxa Khudbado kala duwan ka soo Jeediyey
Masharaxiintii Looga Guuleystay Xilka, Madaxda
Hada la doortay ee Maamul Goboleedka Ximan
iyo Xeeb.
Sidoo kale waxa Madasha ka hadlay
Madaxweynihii hore ee Maamulka Ximan iyo
Xeeb Maxamed C/llahi Maclin Aadan Tiiceey
kaasi oo si weyn ugu hanbalyey Madaxweynaha
Cusub iyo ku xigeenkiisa sheegayna inuu la
shaqeyn doono.
Munaasanada Hada waa ay soo dhamaatay
waxan Goordhow idiin soo gudbin Doonaa Hadii
uu Allah Awooda lahi raali ka noqdo
Khudbooyinkii laga jeediyeyMunaasa bada oo ay
soo xaadireen ku dhowaad 500-Qof iyo Sawiro
kala duwan.
Kadhiibo Rayigaa

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s