Uncategorized

(Taariikh magalada CADAADO ))madaxdeyne cusub oo sidimuqaradi ah loo doortey Cadaado waa caasimadda maamul goboleedka Ximan & Xeeb ee somaliyeed, Cadaado ayaa waxay soo martay maraxalado kala gedisan. Haatanna waxay maraysaa heerkeedi ugu sarreeyay. Magaalada Ayaa eh sanadihii ugu dambeeyay magaalooyinka somaliya ugu nabdooon kadib markay dadkeeda ka shaeeyeen, magaalada waxaa ka furay jaamacaddo iskuulo iyo isbitaalo. Sidoo akle waxaa ka furan kuwo NGO ah,radio stations,TV IWM. Cadaado waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa’ida iyo kulayl saa’idana aan lahayn qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro. Cadaado waa magaalo dalxiiseed waxay leedahay Quulle fara badan iyo baliyo badan oo xiliga roobabka biyo fadhiistaan waxaa kunool dad kor udhaafaya 380,700 waxaa lagu tilmaamaa magaalooyinka ugu kobaca badan soomaaliya. waa magaalo loo tago dalxiiso waxay leedahay meelo badan oo aan lasookoobikarin sida daaro dheedheer ,kaalmo shidaal iyo WLM Sidoo kale Cadaado waa degmo kamid degmooyinka gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.Cadaado waa degmo aad u baaxad wayn oo faaftay kadib burburkii kuhabsady dowladii dhexe ee somaliya waxayna hada ku fadhidaa inkabadan 18km iskuweer sidookale aad udhisma qurxuun waxaana lagu tilmaamaa in aytahay caasimada gobolada dhexe maxaayeelay waa magaalada ugu weyn uguna bilicda qurxuun si weyn looga yaqaano dhamaan gobolada dhexe iyo waliba dalka somaliya, Waxaana dago beel ka mid ah beesha habar gidir ee hawiye waxaana lagu magacaabaa beesha reer xaaji suleeban, waxaana ku nool dad aad u fara badan oo dhan 104,080,90 intooda badan ah dad ganacsato ah. Degmadaan ganacsigeeda waxuu ku xiranyahay magalaada muqdisho iyo magaalooyinka u dhow, sida magaalada baladwayne iyo galkacyo iyo hargeysa iyo wliba boosaaso oo ah meelaha inta badan ay isku xiranyihiin sidookale waxaa ayada hoos.Degmada cadaado waxaa ku yaala seelad wayn oo lagu iibiyo xoolaha loo dhoofiyo dalalka carbeed.Waxee leedahay warshado badan sida warshada lacagta,warshada biyaha saxa,warshada barafka,warshada hilibka,warshada kaluunka, iyo waliba kuwakale oobadan. Sidoo kale degmada Waxay leedahay garoon diyaaradeed caalami ah oo aad u wayn oo lagu magacaabo {adado intarnatiol arboure} garoonkaan oo ah garoonka ugu baaxada wey somaliya marka laga reerbo garoon caalamiga ah ee muqdisho iyo sidookale garoonma ciyaareed farabadan oo gaaraya il 10 garoon ciyaareed.Cadaado waxee ka midtahay degmooyinka ugu amniga badan dalka somaliya. cadaado waa caasimada maamul goboleedka ximan iyo xeeb sidoo kale waa xaruta gobolka ximan

Taariikh
CADAADO
Cadaado waa caasimadda maamul goboleedka
Ximan & Xeeb ee somaliyeed, Cadaado ayaa
waxay soo martay maraxalado kala gedisan.
Haatanna waxay maraysaa heerkeedi ugu
sarreeyay. Magaalada Ayaa eh sanadihii ugu
dambeeyay magaalooyinka somaliya ugu
nabdooon kadib markay dadkeeda ka
shaeeyeen, magaalada waxaa ka furay
jaamacaddo iskuulo iyo isbitaalo. Sidoo akle
waxaa ka furan kuwo NGO ah,radio stations,TV
IWM. Cadaado waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad
u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u
camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan
qaboow saa’ida iyo kulayl saa’idana aan lahayn
qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran
cadar iyo daruuro. Cadaado waa magaalo
dalxiiseed waxay leedahay Quulle fara badan iyo
baliyo badan oo xiliga roobabka biyo fadhiistaan
waxaa kunool dad kor udhaafaya 380,700 waxaa
lagu tilmaamaa magaalooyinka ugu kobaca badan
soomaaliya. waa magaalo loo tago dalxiiso waxay
leedahay meelo badan oo aan lasookoobikarin
sida daaro dheedheer ,kaalmo shidaal iyo WLM
Sidoo kale Cadaado waa degmo kamid
degmooyinka gobolka Galguduud ee bartamaha
Soomaaliya.Cadaado waa degmo aad u baaxad
wayn oo faaftay kadib burburkii kuhabsady
dowladii dhexe ee somaliya waxayna hada ku
fadhidaa inkabadan 18km iskuweer sidookale
aad udhisma qurxuun waxaana lagu tilmaamaa in
aytahay caasimada gobolada dhexe maxaayeelay
waa magaalada ugu weyn uguna bilicda qurxuun
si weyn looga yaqaano dhamaan gobolada
dhexe iyo waliba dalka somaliya, Waxaana dago
beel ka mid ah beesha habar gidir ee hawiye
waxaana lagu magacaabaa beesha reer xaaji
suleeban, waxaana ku nool dad aad u fara badan
oo dhan 104,080,90 intooda badan ah dad
ganacsato ah. Degmadaan ganacsigeeda waxuu
ku xiranyahay magalaada muqdisho iyo
magaalooyinka u dhow, sida magaalada
baladwayne iyo galkacyo iyo hargeysa iyo wliba
boosaaso oo ah meelaha inta badan ay isku
xiranyihiin sidookale waxaa ayada
hoos.Degmada cadaado waxaa ku yaala seelad
wayn oo lagu iibiyo xoolaha loo dhoofiyo dalalka
carbeed.Waxee leedahay warshado badan sida
warshada lacagta,warshada biyaha
saxa,warshada barafka,warshada
hilibka,warshada kaluunka, iyo waliba kuwakale
oobadan. Sidoo kale degmada Waxay leedahay
garoon diyaaradeed caalami ah oo aad u wayn
oo lagu magacaabo {adado intarnatiol arboure}
garoonkaan oo ah garoonka ugu baaxada wey
somaliya marka laga reerbo garoon caalamiga ah
ee muqdisho iyo sidookale garoonma ciyaareed
farabadan oo gaaraya il 10 garoon
ciyaareed.Cadaado waxee ka midtahay
degmooyinka ugu amniga badan dalka somaliya.
cadaado waa caasimada maamul goboleedka
ximan iyo xeeb sidoo kale waa xaruta gobolka
ximan

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s