Uncategorized

Wariye Caan ah oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho (Sababta Akhri) Jun 14, 2013 – Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday mid kamid ah Wariyaasha ka howl gala Magaalada Muqdisho kadib markii ee liqday Badda xili uu halkaasi dabaal u tagay Wariyaha. Allaha u naxariistee Wariyaha dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Ismaaciil (Xasan Kuuriya) waxa uuna inta badan Wararka ku qori jiray Websetyada Afka Soomaaliga ku hadla waxa uuna ahaa Wakiil wareedka Magaalada Muqdisho u fadhiyay Websetka Hadhwanaagnews.com . Aabaha dhalay Wariye Xasan Kuuriya ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay Geerida Xasan waxa uuna sheegay in Badda laga soo saaray Meydka wariyaha kadib markii ay liqday uuna ku geeriyooday , waxa uuna xusay in maalinta Berito ah la aasi doono Wariyaha. Waa wariyihii ugu horeeyay ee ku geeriyooda Badda Magaalada Muqdisho iyuadoona faah faahin dheeraad ah aan laga heyn qaabka Wariyaha badda u liqday

Wariye Caan ah oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho (Sababta Akhri) Jun 14, 2013 – Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday mid kamid ah Wariyaasha ka howl gala Magaalada Muqdisho kadib markii ee liqday Badda xili uu halkaasi dabaal u tagay Wariyaha. Allaha u naxariistee Wariyaha dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Ismaaciil (Xasan Kuuriya) waxa uuna inta badan Wararka ku qori jiray Websetyada Afka Soomaaliga ku hadla waxa uuna ahaa Wakiil wareedka Magaalada Muqdisho u fadhiyay Websetka Hadhwanaagnews.com . Aabaha dhalay Wariye Xasan Kuuriya ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay Geerida Xasan waxa uuna sheegay in Badda laga soo saaray Meydka wariyaha kadib markii ay liqday uuna ku geeriyooday , waxa uuna xusay in maalinta Berito ah la aasi doono Wariyaha. Waa wariyihii ugu horeeyay ee ku geeriyooda Badda Magaalada Muqdisho iyuadoona faah faahin dheeraad ah aan laga heyn qaabka Wariyaha badda u liqday.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s