Uncategorized

Wariye Caan ah oo maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho (Sababta Akhri) Jun 14, 2013 – Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday mid kamid ah Wariyaasha ka howl gala Magaalada Muqdisho kadib markii ee liqday Badda xili uu halkaasi dabaal u tagay Wariyaha. Allaha u naxariistee Wariyaha dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Ismaaciil (Xasan Kuuriya) waxa uuna inta badan Wararka ku qori jiray Websetyada Afka Soomaaliga ku hadla waxa uuna ahaa Wakiil wareedka Magaalada Muqdisho u fadhiyay Websetka Hadhwanaagnews.com . Aabaha dhalay Wariye Xasan Kuuriya ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay Geerida Xasan waxa uuna sheegay in Badda laga soo saaray Meydka wariyaha kadib markii ay liqday uuna ku geeriyooday , waxa uuna xusay in maalinta Berito ah la aasi doono Wariyaha. Waa wariyihii ugu horeeyay ee ku geeriyooda Badda Magaalada Muqdisho iyuadoona faah faahin dheeraad ah aan laga heyn qaabka Wariyaha badda u liqday

by bashir tadhase (Wariye Caan ah oo maanta ku
geeriyooday Magaalada Muqdisho
(Sababta Akhri)
Jun 14, 2013 – jawaa
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku
geeriyooday mid kamid ah Wariyaasha ka howl
gala Magaalada Muqdisho kadib markii ee liqday
Badda xili uu halkaasi dabaal u tagay Wariyaha.
Allaha u naxariistee Wariyaha dhintay ayaa lagu
magacaabi jiray Xasan Maxamed Ismaaciil (Xasan
Kuuriya) waxa uuna inta badan Wararka ku qori
jiray Websetyada Afka Soomaaliga ku hadla
waxa uuna ahaa Wakiil wareedka Magaalada
Muqdisho u fadhiyay Websetka
Hadhwanaagnews.com .
Aabaha dhalay Wariye Xasan Kuuriya ayaa
Warbaahinta u xaqiijiyay Geerida Xasan waxa
uuna sheegay in Badda laga soo saaray Meydka
wariyaha kadib markii ay liqday uuna ku
geeriyooday , waxa uuna xusay in maalinta
Berito ah la aasi doono Wariyaha.
Waa wariyihii ugu horeeyay ee ku geeriyooda
Badda Magaalada Muqdisho iyuadoona faah
faahin dheeraad ah aan laga heyn qaabka
Wariyaha badda u liqday

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s