Uncategorized

by bashir farayare DEG DEG:-Qarax Miino Oo Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn iyo Khasaaro Ka Dhashay Jun 15, 2013 – Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi qarax lagula eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada. Qaraxan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay masuuliyiin kamid ah maamulka Degmada,waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Inta la ogyahay labo ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyooday qaraxaasi,sida uu warbaahinta usheegay Guddoomiye ku xigeenka Degmada Wanlweyn Nuur Axmed. Guddoomiyaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso,khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi oo faah- faahsana ayuu sheegay inay dib ka soo sheegi doonaan. Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa qaraxa lala eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Wararka naga soo gaaraya Degmada
Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa
waxa ay sheegayaan in halkaasi qarax lagula
eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada.

Qaraxan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu
aaso ayaa waxaa lala eegtay masuuliyiin kamid
ah maamulka Degmada,waxaana ka dhashay
khasaaro kala duwan.
Inta la ogyahay labo ruux oo shacab ah ayaa ku
geeriyooday qaraxaasi,sida uu warbaahinta
usheegay Guddoomiye ku xigeenka Degmada
Wanlweyn Nuur Axmed.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa
miinada nooca dhulka lagu aaso,khasaaraha
dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi oo faah-
faahsana ayuu sheegay inay dib ka soo sheegi
doonaan.
Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa qaraxa
lala eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka
Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha
hoose.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s