Uncategorized

Kenya oo looga Digay FaragelintaSoomaaliyaGuddoomiyihii dhaqdhaqaaqii loo yiqiiney NFDee dalka Kenya Suldan Deqow Suldan MacalinSanbul, ayaa ugu baaqay mudanaayaashabaarlamaanka Kenya in ay faraha kala baxaanamuura dalka Soomaaliya.Waxaa kale oo uu suldaanku ku tilmaamay inmaamulka Sheikh Axmed Madoobe oo ka midah lixda nin ee isku haysta madaxtinimadaJubbaland uu gumeysi Soomaaliya uhorseedayo.Waxaa uu ugu baaqey Kenya inay ka fogaatowixii keeni karo khilaaf ka dhaca gudaha dalkaSoomaaliya. Suldaan Deeqow Macalin Sanbuulayaa wariyaheena Maxamed Faarax Shire uguwaramay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya.Wareysiga oo dhanna halka hoose kadhageyso.

Kenya oo looga Digay Faragelinta
Soomaaliya
Guddoomiyihii dhaqdhaqaaqii loo yiqiiney NFD
ee dalka Kenya Suldan Deqow Suldan Macalin
Sanbul, ayaa ugu baaqay mudanaayaasha
baarlamaanka Kenya in ay faraha kala baxaan
amuura dalka Soomaaliya.
Waxaa kale oo uu suldaanku ku tilmaamay in
maamulka Sheikh Axmed Madoobe oo ka mid
ah lixda nin ee isku haysta madaxtinimada
Jubbaland uu gumeysi Soomaaliya u
horseedayo.
Waxaa uu ugu baaqey Kenya inay ka fogaato
wixii keeni karo khilaaf ka dhaca gudaha dalka
Soomaaliya. Suldaan Deeqow Macalin Sanbuul
ayaa wariyaheena Maxamed Faarax Shire ugu
waramay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya.
Wareysiga oo dhanna halka hoose ka
dhageyso.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s