Uncategorized

Maantay waxaa Magaalada Muqdisho gaaray Wafti uu hogaaminayo Raisalwasaarihii hore ee Dalka Norway Kjell Magne Bondevik iyo Ganacsato Reer Norway ah oo Shirkado Shidaal Wadanka Kenya oga qodaya Jubbooyinka iska leh, waxayna la kulmeen Raisalwasaaraha Xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari oo haysta Dhalashada Wadanka Norway. Raisalwasaarihii hore ee Dalka Norway Kjell Magne Bondevik ayaa si bareer ah u yiri, Maxamed Cismaan Jawaari wuxuu dalkeena ku noolaa Sanado badan wuxuuna si wanaagsan u garanayaa dhaqankeena, sidoo kale wuxuu sheegay in uu Baarlamaanka, Dimuquraadiyadda iyo howlo kale ay ka taageerayaan kooxda Villa Soomaaliya haddii codsigiisa la meel mariyo. Dhinaca kale Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa caddeeyey in Badda Soomaaliya oo dhawaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ay u saxiixday Wadanka Kenya ay Shirkado Wadanka Norway laga leeyahay ay ka qodayaan Shidaal Maantayna hishiiskaas qalinka lagu duuga

26253946Maantay waxaa Magaalada Muqdisho gaaray Wafti uu hogaaminayo Raisalwasaarihii hore ee Dalka Norway Kjell Magne Bondevik iyo Ganacsato Reer Norway ah oo Shirkado Shidaal Wadanka Kenya oga qodaya Jubbooyinka iska leh, waxayna la kulmeen Raisalwasaaraha Xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka  Maxamed Cismaan Jawaari oo haysta Dhalashada Wadanka Norway.

Raisalwasaarihii hore ee Dalka Norway Kjell Magne Bondevik ayaa si bareer ah u yiri, Maxamed Cismaan Jawaari wuxuu dalkeena ku noolaa Sanado badan wuxuuna si wanaagsan u garanayaa dhaqankeena, sidoo kale wuxuu sheegay in uu Baarlamaanka, Dimuquraadiyadda iyo howlo kale ay ka taageerayaan kooxda Villa Soomaaliya haddii codsigiisa la meel mariyo.

Dhinaca kale Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa caddeeyey in Badda Soomaaliya oo dhawaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ay u saxiixday Wadanka Kenya ay Shirkado Wadanka Norway laga leeyahay ay ka qodayaan Shidaal Maantayna hishiiskaas qalinka lagu duuga

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s