Uncategorized

#kismaayo Ciidan kala taabacsan Dowladda iyo Raaskambooni oo Jubbada Hoose ku dagaalamay & Xildhibaan ka hadlay Ciidan kala taabacsan Dowladda iyo Ururka Raaskambooni, ayaa waxay barqanimadii maanta ay ku dagaalameyn Deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ilaa iyo iminka si sax ah looma garanaayo waxa dhabta ah ee dagaaladaan dhaliyay, balse waxaa lagu soo waramayaa in labada Ciidan, ay maanta si weyn ugu dagaalameyn Deegaanka Hoosingow. Daryanka hubka waaweyn ayaa waxay maanta gil gileen Deegaanka Hoosingow, iyadoo khasaaraha ugu badan ay ka dhasheen madaafiic ay labada dhinac isweydaarsanayeen, iyadoo ilaa 14 ruux la sheegay inay ku dhinteen, halka laba gaarina ay ku gubteen. Wararka ayaa waxay sheegayaan inaysan dagaaladaan ka qeyb qaadan Ciidamada Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Hoosingow, laakiin waxaa la sheegay in la arkaayay madaafiic ka soo dhaceysay fariisimahooda. Xildhibaan Khaliif Xaaji Xasan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka, ayaa wuxuu sheegay in dagaalo culus ay maanta ruxeyn Deegaanka Hoosingow. Xildhibaan Khaliif Xaaji Xasan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inay wararka ku helayaan, in dagaaladaan ay ku dhnteen ilaa 14 askari oo labada dhinac ah. Xildhibaanka ayaa sheegay inaysan ka qeyb qaadan dagaaladaan Ciidamada Kenya, balse wuxuu ku eedeeyay in la arkaayay madaafiic xoogan oo ka soo dhaceysay fariisimahooda. Mr. Khaliif ayaa wuxuu tibaaxay in kolkii dambe ay Ciidamada Kenya ku soo baxeyn dagaalada, sidoo kalana wuxuu sheegay inay u kala dab qaadeen labadii Ciidan, ee wada dagaalamaayay. Ninka ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa wuxuu ku baaqay in la qaboojiyo dagaalada khasaaraha badan ee ka dhacay Deegaanka Hoosingow, lagana wada shaqeeyo sida uu yiri xasiloonida

Ciidan kala taabacsan Dowladda iyo
Raaskambooni oo Jubbada Hoose ku
dagaalamay & Xildhibaan ka hadlay
Ciidan kala taabacsan Dowladda iyo Ururka
Raaskambooni, ayaa waxay barqanimadii maanta
ay ku dagaalameyn Deegaanka Hoosingow ee
Gobolka Jubbada Hoose.
Ilaa iyo iminka si sax ah looma garanaayo waxa
dhabta ah ee dagaaladaan dhaliyay, balse waxaa
lagu soo waramayaa in labada Ciidan, ay maanta
si weyn ugu dagaalameyn Deegaanka
Hoosingow.
Daryanka hubka waaweyn ayaa waxay maanta
gil gileen Deegaanka Hoosingow, iyadoo
khasaaraha ugu badan ay ka dhasheen madaafiic
ay labada dhinac isweydaarsanayeen, iyadoo ilaa
14 ruux la sheegay inay ku dhinteen, halka laba
gaarina ay ku gubteen.
Wararka ayaa waxay sheegayaan inaysan
dagaaladaan ka qeyb qaadan Ciidamada Kenya
ee fariisimaha ku leh Deegaanka Hoosingow,
laakiin waxaa la sheegay in la arkaayay madaafiic
ka soo dhaceysay fariisimahooda.
Xildhibaan Khaliif Xaaji Xasan oo kamid ah
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka
soo jeeda Gobolada Jubbooyinka, ayaa wuxuu
sheegay in dagaalo culus ay maanta ruxeyn
Deegaanka Hoosingow.
Xildhibaan Khaliif Xaaji Xasan oo wareysi gaar ah
siiyay Idaacada Shabelle ee Magaalada
Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inay wararka ku
helayaan, in dagaaladaan ay ku dhnteen ilaa 14
askari oo labada dhinac ah.
Xildhibaanka ayaa sheegay inaysan ka qeyb
qaadan dagaaladaan Ciidamada Kenya, balse
wuxuu ku eedeeyay in la arkaayay madaafiic
xoogan oo ka soo dhaceysay fariisimahooda.
Mr. Khaliif ayaa wuxuu tibaaxay in kolkii dambe
ay Ciidamada Kenya ku soo baxeyn dagaalada,
sidoo kalana wuxuu sheegay inay u kala dab
qaadeen labadii Ciidan, ee wada dagaalamaayay.
Ninka ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka
Soomaaliya, ayaa wuxuu ku baaqay in la
qaboojiyo dagaalada khasaaraha badan ee ka
dhacay Deegaanka Hoosingow, lagana wada
shaqeeyo sida uu yiri xasiloonida

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s