Uncategorized

by bashir farayare Soo Dhaweyn Axmed Madoobe loogu sameeyay Ethiopia oo laga waayay astaan Soomaalinimo. Iyada oo shalay uu gaaray deegaanno ka mid ah Ethiopia Axmed Madoobe, Hogaamiya Jabhada Raas-kanbooni ayaa waxaa soo baxaya muuqaallo muujinaya in uusan marna dooneyn Soomaalinimo maadaama halkii lagu soo dhaweynayay laga waayay calanka Soomaaliya. Sawiradii laga soo qaaday soo Dhaweyntii Axmed Madobe waxaa ka muuqanayay Calnka Deegaanka uu tegay ee Ethiopia ay Soomaaliya ka hesysato iyo calanka uu leeyahay Maamulka Jubaland oo Axmed AMdoobe asheegto in uu madax ka yahay iyada oo inaba hala ekaatee halkaasi aan ;lagu arag astaanta Soomaalidu ay caanka ku tahay ee ah calanka Buluuga ah ee xidigta cad dhexda ku leh kaas oo laga doonayo in laga helo goobaha munaasabadaha ah ee ruux kasta oo Soomaali ah uu ku lug-leeyahay. Arintaan ayaa waxa ay dad badani qabaan in ay sii cadeyneyso hadafkii Axmed Madoobe ee ahaa in uusan Soomaali wax la qeybsan ee danta uu leeyahay ay tahay dowlada Kenya ee jabhadiisa fan-gareysa in uu cudud ka raadsado siyaasadiisana uu iyaga danahooda ku saleeyo. Si kastaba, waxaa xusid mudan in cid kasta oo sheeganeysa in ay madax ka tahay maamul gobaleed laga doonayo i ay sara u qaado calanka jamhuuriyada iyo sidoo kale calanka Maamulka ay madaxda ka tahay, arintaasi barataakoolka ahna uu Axmed madoobe hareer maray iyada oo aan la ogeyn in ay ka tahay daacadnimo oo aqoontiisuba inta la egtahay iyo in ay ka tahay Soomaali naceyb.

Soo Dhaweyn Axmed
Madoobe loogu sameeyay Ethiopia oo
laga waayay astaan Soomaalinimo.
Iyada oo shalay uu gaaray deegaanno ka mid ah
Ethiopia Axmed Madoobe, Hogaamiya Jabhada
Raas-kanbooni ayaa waxaa soo baxaya
muuqaallo muujinaya in uusan marna dooneyn
Soomaalinimo maadaama halkii lagu soo
dhaweynayay laga waayay calanka Soomaaliya.
Sawiradii laga soo qaaday soo Dhaweyntii
Axmed Madobe waxaa ka muuqanayay Calnka
Deegaanka uu tegay ee Ethiopia ay Soomaaliya
ka hesysato iyo calanka uu leeyahay Maamulka
Jubaland oo Axmed AMdoobe asheegto in uu
madax ka yahay iyada oo inaba hala ekaatee
halkaasi aan ;lagu arag astaanta Soomaalidu ay
caanka ku tahay ee ah calanka Buluuga ah ee
xidigta cad dhexda ku leh kaas oo laga doonayo
in laga helo goobaha munaasabadaha ah ee ruux
kasta oo Soomaali ah uu ku lug-leeyahay.
Arintaan ayaa waxa ay dad badani qabaan in ay
sii cadeyneyso hadafkii Axmed Madoobe ee
ahaa in uusan Soomaali wax la qeybsan ee danta
uu leeyahay ay tahay dowlada Kenya ee
jabhadiisa fan-gareysa in uu cudud ka raadsado
siyaasadiisana uu iyaga danahooda ku saleeyo.
Si kastaba, waxaa xusid mudan in cid kasta oo
sheeganeysa in ay madax ka tahay maamul
gobaleed laga doonayo i ay sara u qaado calanka
jamhuuriyada iyo sidoo kale calanka Maamulka
ay madaxda ka tahay, arintaasi barataakoolka
ahna uu Axmed madoobe hareer maray iyada oo
aan la ogeyn in ay ka tahay daacadnimo oo
aqoontiisuba inta la egtahay iyo in ay ka tahay
Soomaali naceyb.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s