Uncategorized

by tadhase ) shaqsiyaadka dowlada u aqoonsatey qaswadayaasha waxaana ka mid ah C/raxmaan Faroole, Prof. Gaandhi, Shariif Xasan, Ahmed Madoobe, Axmed Cabdisalaan, Cumar Cabdirashiid iyo qaar kale oo aan wali la helin magacyadooda laakiin liiska ku jira. Beesha caalamka ayaa mudooyinkan u soo jeesatay xasilinta Soomaaliya sida ku cad taageerada iyo hanjaabada ka soo yeereysa ee ay u jeedinayaan kooxaha dowlad diidka ah, iyadoo haddii ay hirgalaan qorshahan dowlada wadato ee cunaqabateynta loogu soo rogayo kooxaha loogu yeeray dowlad diidka asy dowlada Soomaaliya ka nasan doontaa dhibkooda.

waxaana ka
mid ah C/raxmaan Faroole, Prof. Gaandhi, Shariif
Xasan, Ahmed Madoobe, Axmed Cabdisalaan,
Cumar Cabdirashiid iyo qaar kale oo aan wali la
helin magacyadooda laakiin liiska ku jira.
Beesha caalamka ayaa mudooyinkan u soo
jeesatay xasilinta Soomaaliya sida ku cad
taageerada iyo hanjaabada ka soo yeereysa ee
ay u jeedinayaan kooxaha dowlad diidka ah,
iyadoo haddii ay hirgalaan qorshahan dowlada
wadato ee cunaqabateynta loogu soo rogayo
kooxaha loogu yeeray dowlad diidka asy
dowlada Soomaaliya ka nasan doontaa
dhibkooda.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s