Uncategorized

Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu 4qofood oo uu ku jiro askari ka tirsan ciidankabooliis ee dalkaas Ingiriiska uu ku mindiyeeyeymasaajid ku yaala magaalada Birmingham eedalka Ingiriiska.Ninkaan Soomaaliga oo aan magaciisa la shaacinlaakiinse ay booliisku ku sheegeen 32 sano jirahaa nin u muuqdo inuu yahay Soomaali ayaawaxaa la sheegay inuu soo galay masaajid lagumagacaabo Madrassa Qasim-ul-Uloom oo kuyaala magaalada Birmingham ka dibna uu mindiweyn kala dhex kacay dadkii masaajidkaas kucibaadaysanaayey asagoona halkaas kudhaawacay ilaa iyo 3 qofood oo ku jireymasaajidka, ka dibna waxaa halkaas soo gaareybooliiska la gaarsiiyey fariinta iyadoona aybooliisku ninkaas ku qabteen korontada dadkalagu shokgareeya laakiinse ay ninkaasi waxba katarin ka dibna uu askarigii booliiska ahaa uuasagana tooreey la dhacay oo uuna kadhaawacay xabadka iyo caloosha, Laakiinbooliiska ayay waxay ugu dambeyn u suurogashay inay ninkaas qabtaan oo ay xabsigadhigaan.Ugu dambeyntiina iyadoo dhab ahaantii ay kalacadayn sababta uu ninkaas u sameeyey falkaasayaa Dr Arshad Mahmood oo ka mid ahaa dadkiiku sugnaa masaajidkaas markii uu shilkaasdhacaayey ayaa waxaa uu sheegay inuu ninkaasmindi ku bilaabay nin dhinac fadhiyey ka dibna aydadkii isku dayeen inay ka qabtaan laakiin uuninkaas mididii la dhacay dadkii kale iyadoona uuxitaa booliiskii sidoo kale la dhacay ninkaasmindida, Qaar ka mid ah muslimiinta magaaladaasayaa arintaan waxay ku tilmaameen arin naxdinleh islamarkaana ah wax ku cusubmasaajidkooda, Sidoo kale ayaa booliisku waxaymeesha ka saareen inuu shilkaan ahaa mid laxiriirin karo arimo ku saabsan cunsurinimo

Nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu 4
qofood oo uu ku jiro askari ka tirsan ciidanka
booliis ee dalkaas Ingiriiska uu ku mindiyeeyey
masaajid ku yaala magaalada Birmingham ee
dalka Ingiriiska.
Ninkaan Soomaaliga oo aan magaciisa la shaacin
laakiinse ay booliisku ku sheegeen 32 sano jir
ahaa nin u muuqdo inuu yahay Soomaali ayaa
waxaa la sheegay inuu soo galay masaajid lagu
magacaabo Madrassa Qasim-ul-Uloom oo ku
yaala magaalada Birmingham ka dibna uu mindi
weyn kala dhex kacay dadkii masaajidkaas ku
cibaadaysanaayey asagoona halkaas ku
dhaawacay ilaa iyo 3 qofood oo ku jirey
masaajidka, ka dibna waxaa halkaas soo gaarey
booliiska la gaarsiiyey fariinta iyadoona ay
booliisku ninkaas ku qabteen korontada dadka
lagu shokgareeya laakiinse ay ninkaasi waxba ka
tarin ka dibna uu askarigii booliiska ahaa uu
asagana tooreey la dhacay oo uuna ka
dhaawacay xabadka iyo caloosha, Laakiin
booliiska ayay waxay ugu dambeyn u suuro
gashay inay ninkaas qabtaan oo ay xabsiga
dhigaan.
Ugu dambeyntiina iyadoo dhab ahaantii ay kala
cadayn sababta uu ninkaas u sameeyey falkaas
ayaa Dr Arshad Mahmood oo ka mid ahaa dadkii
ku sugnaa masaajidkaas markii uu shilkaas
dhacaayey ayaa waxaa uu sheegay inuu ninkaas
mindi ku bilaabay nin dhinac fadhiyey ka dibna ay
dadkii isku dayeen inay ka qabtaan laakiin uu
ninkaas mididii la dhacay dadkii kale iyadoona uu
xitaa booliiskii sidoo kale la dhacay ninkaas
mindida, Qaar ka mid ah muslimiinta magaaladaas
ayaa arintaan waxay ku tilmaameen arin naxdin
leh islamarkaana ah wax ku cusub
masaajidkooda, Sidoo kale ayaa booliisku waxay
meesha ka saareen inuu shilkaan ahaa mid la
xiriirin karo arimo ku saabsan cunsurinimo

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s