Uncategorized

War Deg Deg Ah Masuul sare oo katirsanRaaskanbooni oo dhaawac Halis ahKismaayo loogu geestay iyo Xiisad xiliganka jirta MagaaladaWararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayoee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaasheegaya in goordhaw Magaaladaasi dhaawachalis ah loogu geestay Masuul katirsanaaMaamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo xubinsarana ka ahaa Jabhada Raaskanbooni.Sargaalkan oo lagu Magacaabo Yaasiin NuurGaas (Raadeer) oo ahaa Gudoomiye kuxigeenkiiMaamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo uuHogaaminayay Sheekh Axmed Madoobe ayaagoordhaw dhaawac halis ah loogu geestayXaafad katirsan Kismaayo xili uu kusii jeedayMadaxtooyada KIsmaayo.Kooxo aan la garan ayaa Sargaalkan toogtayiyadoona dhaawac halis ah uu soo gaaray loonaqaaday Isitaalka kuyaala Garoonka DiyaaradahaKismaayo halkaas oo la qorsheenayo dhaawiciisaoo halis ah darteed in laga dhoofiyo loona qaadoMagaalada Nairobi.Dhaawaca Sargaalka kadib ayaa lasoo sheegayaain magaalada xiligan laga dareemayo Xiisad kadhalatay Dhaawaca Sargaalkaasi iyadoona lamaqlayo rasaas goos goos ah ay ridyaan KooxdaSheekh Axmed Madoobe.Kooxda Raaskanbooni ayaa hada Howlgalobalaaran waxa ee kawadaan Goobta lagudhaawacay Sargaalkan katirsanaa MaamulkiiKMG ee Magalaada Kismaayo , waxaana lagacabsi qabaa in xiisad ka dhalato dhaawcaSargaalkan.

War Deg Deg Ah Masuul sare oo katirsan
Raaskanbooni oo dhaawac Halis ah
Kismaayo loogu geestay iyo Xiisad xiligan
ka jirta Magaalada
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo
ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa
sheegaya in goordhaw Magaaladaasi dhaawac
halis ah loogu geestay Masuul katirsanaa
Maamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo xubin
sarana ka ahaa Jabhada Raaskanbooni.
Sargaalkan oo lagu Magacaabo Yaasiin Nuur
Gaas (Raadeer) oo ahaa Gudoomiye kuxigeenkii
Maamulkii KMG ee Magaalada Kismaayo uu
Hogaaminayay Sheekh Axmed Madoobe ayaa
goordhaw dhaawac halis ah loogu geestay
Xaafad katirsan Kismaayo xili uu kusii jeeday
Madaxtooyada KIsmaayo.
Kooxo aan la garan ayaa Sargaalkan toogtay
iyadoona dhaawac halis ah uu soo gaaray loona
qaaday Isitaalka kuyaala Garoonka Diyaaradaha
Kismaayo halkaas oo la qorsheenayo dhaawiciisa
oo halis ah darteed in laga dhoofiyo loona qaado
Magaalada Nairobi.
Dhaawaca Sargaalka kadib ayaa lasoo sheegayaa
in magaalada xiligan laga dareemayo Xiisad ka
dhalatay Dhaawaca Sargaalkaasi iyadoona la
maqlayo rasaas goos goos ah ay ridyaan Kooxda
Sheekh Axmed Madoobe.
Kooxda Raaskanbooni ayaa hada Howlgalo
balaaran waxa ee kawadaan Goobta lagu
dhaawacay Sargaalkan katirsanaa Maamulkii
KMG ee Magalaada Kismaayo , waxaana laga
cabsi qabaa in xiisad ka dhalato dhaawca
Sargaalkan.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s