Uncategorized

ismidaamin kadhacdey mogadishu )Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku leedahay agagaarka garoonka diyaaraha ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in weerar ismiidamin ah uu ka dhacay xarutntaasi. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay illinka hore ee xarunta Hay’adda UNDP oo xafiiskeeda uu saaran yahay wadada laamiga ah ee aada garoonka Muqdisho. Kooxaha hubeysan ee galay xarunta ayaa la sheegayaa ay xirnaayeen dareyska ciidamada dowladda iyo dharka gaarka ah ee Ciidamada ilaaliya xarunta UN-ka. Durba markii uu dhacay qaraxaasi waxa laxiray wadada isku xirta KM4 iyo Garoonka diyaaradaha Aadan cadde si loo adkeeyo amaanka goobaha kale ee muhimka ah ee ka ag dhow halka uu qaraxaasi uu kadhacay . Goobta oo noqotay meel qiiq iyo uuro kali ah ayaa hada waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Amisom,kuwaasi oo dhankooda rasaasta ka ridaya. Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa naftii halignimada ah oo la sheegay in xilliga uu dhacay wadada aheyd mid ay marayeen baabuur kala duwan.

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay
ku leedahay agagaarka garoonka
diyaaraha ee magaalada muqdisho ayaa
waxa ay sheegayaan in weerar ismiidamin
ah uu ka dhacay xarutntaasi.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay
illinka hore ee xarunta Hay’adda UNDP oo
xafiiskeeda uu saaran yahay wadada laamiga ah
ee aada garoonka Muqdisho.
Kooxaha hubeysan ee galay xarunta ayaa la
sheegayaa ay xirnaayeen dareyska ciidamada
dowladda iyo dharka gaarka ah ee Ciidamada
ilaaliya xarunta UN-ka.
Durba markii uu dhacay qaraxaasi waxa laxiray
wadada isku xirta KM4 iyo Garoonka diyaaradaha
Aadan cadde si loo adkeeyo amaanka goobaha
kale ee muhimka ah ee ka ag dhow halka uu
qaraxaasi uu kadhacay .
Goobta oo noqotay meel qiiq iyo uuro kali ah
ayaa hada waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan
kuwa Amisom,kuwaasi oo dhankooda rasaasta
ka ridaya.
Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa naftii
halignimada ah oo la sheegay in xilliga uu dhacay
wadada aheyd mid ay marayeen baabuur kala
duwan.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s