Uncategorized

Al-Shabaab oo beenisay dagaalkaBaraawe20 June 2013 14:55Ururka Al-Shabaab ayaa beeniyay dagaalka lasheegay in uu dhexmaray labo garab oo katirsan Al-Shabaab.Warar laga helay magaalada Baraawe ayaasheegayay in dagaal u dhexeeya ciidammo kawada tirsan Al-Shabaab uu ka dhacaymagaalada.Wararka waxay intaas ku darayaan in saraakaalka tirsanaa Al-Shabaab la dilay, iyadoo uguyaraan 20 ruux oo kalena lagu xiray magaalada.Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dadka laxiray ay yihiin taageerayaasha Sheekh XasanDaahir Aweys iyo Mukhtar Robow.Xiisad ayaa lagu soo warramayaa inay weli kataagan tahay Baraawe taas oo si weyn loogadareemayo magaalada.Lama garanayo sababta keentay khilaafka udhexeeya labada dhinac ee kawada tirsan Al-Shabab.

Al-Shabaab oo beenisay dagaalka
Baraawe
20 June 2013 14:55
Ururka Al-Shabaab ayaa beeniyay dagaalka la
sheegay in uu dhexmaray labo garab oo ka
tirsan Al-Shabaab.
Warar laga helay magaalada Baraawe ayaa
sheegayay in dagaal u dhexeeya ciidammo ka
wada tirsan Al-Shabaab uu ka dhacay
magaalada.
Wararka waxay intaas ku darayaan in saraakaal
ka tirsanaa Al-Shabaab la dilay, iyadoo ugu
yaraan 20 ruux oo kalena lagu xiray magaalada.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dadka la
xiray ay yihiin taageerayaasha Sheekh Xasan
Daahir Aweys iyo Mukhtar Robow.
Xiisad ayaa lagu soo warramayaa inay weli ka
taagan tahay Baraawe taas oo si weyn looga
dareemayo magaalada.
Lama garanayo sababta keentay khilaafka u
dhexeeya labada dhinac ee kawada tirsan Al-
Shabab.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s