Uncategorized

Munaasabadii caleemasaarka madaxweynaha maamulka Ximan iyoXeeb oo maanta loo ballan sanaa maxamedCumar hagafeey in dib loo dhigau iney suurta galtahay in maamlmaha sabtida iyo axadda midkooddhici doonto in wufuudii la qaybgali lahaydcaleema saarka iney ku sugan yihiin Muqdishooo ay u joogeen shir u dhexeeya bulshadakasoo jeeeda goboladaasMunaasabadda Caleema saarka madaxweynahacusub ee maamulka Ximan iyo xeeb oo looballansanaa iney maanta ka dhacdo magaaladaCadaado ee xarunta maamulkaas ayaa lashaaciyey in dib loo dhigay,afhayeenkamaamyulka Ximan iyo Xeeb Maxamed CumarHagafeey ayaa ka dhawaajiyey in caleema saarkamadaxweynaha maamulkaas oo maanta laguwaday iney ka dhacdo Cadaado ay dib udhacday.Afhayeenka ayaa sheegay in sababta dib udhaca keentay ay tahay kadib markii sida uutilmaamay madaxdii maamulka iyo dhammaanmasuuliyiinta maamulada gobolada dhexe eexafladda caleema saarka ka qayb gali lahaa ay kudaaheen shir 2dii maalood ee u danbeeyeyMuqdisho uga socday.Wuxuuna sheegay in shirka oo shalay soogabagaboobay ay suurta gal ka dhigi weysay inmadaxdu ay ku noqdaan deegaanada si ay ugaqaybgalaan munaasabadda caleema saarkamadaxweynaha maamulka Ximan iyoXeeb,wuxuuna tibaaxay in Xafladda Caleemasaarku ay dhici doonto Sabtiga ama AxaddaMidkood.Baarlamaanka maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa13kii bishan Juun cod aqlabiyad leh ku doortay C/llaahi Maxamed Cali Kediye oo noqdaymadaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb 3dasano ee soo socota,wuxuuna xilkaa kalawareegayaa madaxweynihii isaga ka horeeyeyTiiceey oo xilkaas soo hayey muddo 5 sano ah.Doorashada maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa udhacday si dagan,mana jirin wax buuq iyocarqalad ah oo ka dhashay natiijada kasoobaxday doorashadaas,waxaana ay dad badantilmaamayaan in arintan ay muujinayso sida aySoomaalida ugu bislaatay maamul wadaagga.

Munaasabadii caleema
saarka madaxweynaha maamulka Ximan iyo
Xeeb oo maanta loo ballan sanaa maxamed
Cumar hagafeey in dib loo dhigau iney suurta gal
tahay in maamlmaha sabtida iyo axadda midkood
dhici doonto in wufuudii la qaybgali lahayd
caleema saarka iney ku sugan yihiin Muqdisho
oo ay u joogeen shir u dhexeeya bulshada
kasoo jeeeda goboladaas
Munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha
cusub ee maamulka Ximan iyo xeeb oo loo
ballansanaa iney maanta ka dhacdo magaalada
Cadaado ee xarunta maamulkaas ayaa la
shaaciyey in dib loo dhigay,afhayeenka
maamyulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar
Hagafeey ayaa ka dhawaajiyey in caleema saarka
madaxweynaha maamulkaas oo maanta lagu
waday iney ka dhacdo Cadaado ay dib u
dhacday.
Afhayeenka ayaa sheegay in sababta dib u
dhaca keentay ay tahay kadib markii sida uu
tilmaamay madaxdii maamulka iyo dhammaan
masuuliyiinta maamulada gobolada dhexe ee
xafladda caleema saarka ka qayb gali lahaa ay ku
daaheen shir 2dii maalood ee u danbeeyey
Muqdisho uga socday.
Wuxuuna sheegay in shirka oo shalay soo
gabagaboobay ay suurta gal ka dhigi weysay in
madaxdu ay ku noqdaan deegaanada si ay uga
qaybgalaan munaasabadda caleema saarka
madaxweynaha maamulka Ximan iyo
Xeeb,wuxuuna tibaaxay in Xafladda Caleema
saarku ay dhici doonto Sabtiga ama Axadda
Midkood.
Baarlamaanka maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa
13kii bishan Juun cod aqlabiyad leh ku doortay
C/llaahi Maxamed Cali Kediye oo noqday
madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb 3da
sano ee soo socota,wuxuuna xilkaa kala
wareegayaa madaxweynihii isaga ka horeeyey
Tiiceey oo xilkaas soo hayey muddo 5 sano ah.
Doorashada maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa u
dhacday si dagan,mana jirin wax buuq iyo
carqalad ah oo ka dhashay natiijada kasoo
baxday doorashadaas,waxaana ay dad badan
tilmaamayaan in arintan ay muujinayso sida ay
Soomaalida ugu bislaatay maamul wadaagga.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s