Uncategorized

Xaaskii Usama Binu Ladin oo kashiftay Sirweyn oo Dawladda MaraykankuQarinaysayAmal Sadaac Abdilfataax oo ah Xaaskii uu kageeriyooday Sheikh Osama Bin Ladin oo ahaaHoggaamiyihii Ururka Al-Qaacida ayaa markii uguhoreysay waxa ay ka baxday JawigaAamusnaanta ayadoo Kashiftay sir dhowr nuucah oo aad uga yaabisay Caalamka, sidoo kalenawaji gabax ku noqotay Dowlada Mareykanka oosirtaan qarisay markii hore.Amal Sadaac oo markii weerarka lagu qaadayguriga Bin Ladin la joogtay Seygeedii ayaasheegtay in askar aad u fara badan oo Mareykaniyo Afganistaan isugu jiraa ay soo galeenagagaarka guriga ayagoo diyaarado dhowr ahkasoo daatay.Waxey sheegtay xaaskani in rasaas iyo dagaaljilbaha la isku aastay kaasooo dhex marayciidankii is baheysiga iyo ilaaladii Bin Ladin, ugudanbeyn la dhameeyay ilaaladii Bin Ladin ooahaa kuwa yar tiro ahaan.Bin Ladin oo markaas qolkiisa ku jiray ayeyXaaskiisu sheegtay in uu qoray soo qaatay islamarkaana uu daaqada la aaday si uu rasaas ugarido, balse isla markiiba waxaa madaxa kahaleeshay rasaas socota, isagoo isla meshi kudhacay naftuna uga baxday.Xaaska Bin Ladin ayaa sidoo kale sheegtay indaqiiqad kadib ay askartu soo galeen gurigaayagoo qolka usii gudbay kadibna arkay shiikhaoo meyd ah, dabadeedna si deg deg ah ulacararay diyaaradii gargaarka ee ay wateen,ayagoo si deg deg ah diyaarada ku kiciyay.Arinka ugu yaabka badan ee Mareykanku uuqariyay ayeyse Xaaska Bin Ladin sheegtay in uuyahay kadib markii diyaaradii la kiciyay oodamacday in ay duusho ayaa waxaa qarax uu isqabsaday gabi ahaan diyaaradii taasoo halkii kuburburtay, ayadoo uusan qofna ka bad baadin.Madaxweynaha Mareyka Brack Obama ayaa lasheegay in uu dhacdadaan daawanayay sidawax u dhacayeen oo TOOS ah, isagoo islamarkiiba amray in arinta laga been abuuro oocaalamka loo sheegay in Osama la dilay, balsemeydkiisa BADDA lagu riday.Arintaan ayaana Caalamka oo idil ay rumeysanwaayeen, maadaama in ka badan 10-Sanno ayMareykanku baadi goobayeen, meydka Bin Ladinsi ay caalamka u tusaan una sheegtaan in ay kaadkaadeen codowgooda koowaad ee ay kutilmaamaan Al-Qaacida.Isku soo wada duuboo hadalka Xaaskii Bin Ladinayaa durbadiiba waxaa dunidu isugu faafisay sixad dhaaf ah, maadaama sirtaan iyo sida wax udhaceen ay dowlada Mareykanka dhabar jab kutahay, waxaana Saxaafadda Caalamku kutilmaameen hadalka Xaaska Bin Ladin in uuyahay midka ugu Macquulsan ee la rumeysankaro, balse in Mareykanku uu Osama Bin Ladindilo hadana Meydkiisa badda ku daro aysanaheyn wax la aamini karo.Xaaska Bin Ladin ayaana sheegtay in ay ilaaheyuga mahad naqeyso sida uu u asturayiimaamkeedii sidoo kalena ay ku sheegtay geesiMuslimiintu ku faani doonto, ayadoo intaas kudartay in ilaahey ka shifay sirta iyo hadafka aygaaladu maleegeen, kaasoo ahaa in indhahacaalamka la tuso Bin Ladin oo meyd ah

Xaaskii Usama Binu Ladin oo kashiftay Sir
weyn oo Dawladda Maraykanku
Qarinaysay
Amal Sadaac Abdilfataax oo ah Xaaskii uu ka
geeriyooday Sheikh Osama Bin Ladin oo ahaa
Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaacida ayaa markii ugu
horeysay waxa ay ka baxday Jawiga
Aamusnaanta ayadoo Kashiftay sir dhowr nuuc
ah oo aad uga yaabisay Caalamka, sidoo kalena
waji gabax ku noqotay Dowlada Mareykanka oo
sirtaan qarisay markii hore.
Amal Sadaac oo markii weerarka lagu qaaday
guriga Bin Ladin la joogtay Seygeedii ayaa
sheegtay in askar aad u fara badan oo Mareykan
iyo Afganistaan isugu jiraa ay soo galeen
agagaarka guriga ayagoo diyaarado dhowr ah
kasoo daatay.
Waxey sheegtay xaaskani in rasaas iyo dagaal
jilbaha la isku aastay kaasooo dhex maray
ciidankii is baheysiga iyo ilaaladii Bin Ladin, ugu
danbeyn la dhameeyay ilaaladii Bin Ladin oo
ahaa kuwa yar tiro ahaan.
Bin Ladin oo markaas qolkiisa ku jiray ayey
Xaaskiisu sheegtay in uu qoray soo qaatay isla
markaana uu daaqada la aaday si uu rasaas uga
rido, balse isla markiiba waxaa madaxa ka
haleeshay rasaas socota, isagoo isla meshi ku
dhacay naftuna uga baxday.
Xaaska Bin Ladin ayaa sidoo kale sheegtay in
daqiiqad kadib ay askartu soo galeen guriga
ayagoo qolka usii gudbay kadibna arkay shiikha
oo meyd ah, dabadeedna si deg deg ah ula
cararay diyaaradii gargaarka ee ay wateen,
ayagoo si deg deg ah diyaarada ku kiciyay.
Arinka ugu yaabka badan ee Mareykanku uu
qariyay ayeyse Xaaska Bin Ladin sheegtay in uu
yahay kadib markii diyaaradii la kiciyay oo
damacday in ay duusho ayaa waxaa qarax uu is
qabsaday gabi ahaan diyaaradii taasoo halkii ku
burburtay, ayadoo uusan qofna ka bad baadin.
Madaxweynaha Mareyka Brack Obama ayaa la
sheegay in uu dhacdadaan daawanayay sida
wax u dhacayeen oo TOOS ah, isagoo isla
markiiba amray in arinta laga been abuuro oo
caalamka loo sheegay in Osama la dilay, balse
meydkiisa BADDA lagu riday.
Arintaan ayaana Caalamka oo idil ay rumeysan
waayeen, maadaama in ka badan 10-Sanno ay
Mareykanku baadi goobayeen, meydka Bin Ladin
si ay caalamka u tusaan una sheegtaan in ay ka
adkaadeen codowgooda koowaad ee ay ku
tilmaamaan Al-Qaacida.
Isku soo wada duuboo hadalka Xaaskii Bin Ladin
ayaa durbadiiba waxaa dunidu isugu faafisay si
xad dhaaf ah, maadaama sirtaan iyo sida wax u
dhaceen ay dowlada Mareykanka dhabar jab ku
tahay, waxaana Saxaafadda Caalamku ku
tilmaameen hadalka Xaaska Bin Ladin in uu
yahay midka ugu Macquulsan ee la rumeysan
karo, balse in Mareykanku uu Osama Bin Ladin
dilo hadana Meydkiisa badda ku daro aysan
aheyn wax la aamini karo.
Xaaska Bin Ladin ayaana sheegtay in ay ilaahey
uga mahad naqeyso sida uu u asturay
iimaamkeedii sidoo kalena ay ku sheegtay geesi
Muslimiintu ku faani doonto, ayadoo intaas ku
dartay in ilaahey ka shifay sirta iyo hadafka ay
gaaladu maleegeen, kaasoo ahaa in indhaha
caalamka la tuso Bin Ladin oo meyd ah

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s