Uncategorized

Ciiddamo Ethiopia ah oo GudahaSomaliland kula Dagaalamay Koox Al-shabaab ah iyo Ammaanga Hargeysa ooGacanta kasii baxaayo. (Warbixin Muhiimah).Wararka naga soo gaaraya Magaallada Hargeysa,ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwaDowladda Ethiopia ay weerar ku qaaden TuuladaBali-Cad oo ku taala Agagarka Degmada Widh-widh kula dagaalameen Koox Al-shabaab ah ooDoonaysay in ay ka taloowdo Deegankaasi,kuwasoo ku sii jeeday Buuraha Gal-gala.Wararku waxa ay sheegayaan in Kooxdan aykasoo Kicitintay Bartamaha Somaliya, ayaa waxaalaga warhelay iyaga oo dhexda ku soo jira,kadiban waxay Dadka Deegankaasi kuwargaliyeen Ciidamo Ehiopia oo ku sugnaaXududka Deegankaasi.Ciiddamadda ALshabaab iyo kuwa Ethiopia ayaawaxaa halkaasi ku dhex maray Dagaal kaasooaan ilaa iyo Hada la ogeyn Khasaaraha dhabta ahka dhashay.Warar hoose oo shabakadda Allbanaadirhalkaasi ka heleyso, ayaa waxa ay sheegayaan inlabada Ciidan ee Al-shabaabka iyo kuwaItoobiyanka ah Dagaal Culusi dhex maray,waxaana uu Xusay in Khasaare Labad dhincasoo gaaray, Isaga oo intaasi ku daray in 6-qof ooka mid ah Kooxda Al-shabaab Markii danbe laqabtay tiro Alshabaab ah.Sidoo kale wax uu sheegay Ruuxaasi in qaar kamid ah Kooxda Al-shabaab ay baxsadeen oo aanla haynin Jihada ay u baxeen, Kadib markiiDagaalku iskugu dhaca oo Khasaaruhuna batay.Kooxda Al-shabaab ah ayaa la sheegay in uuGaari ka soo qaaday Gobolada Dhexe balse ayka dageen markii ay soo gaareen XuduudkaMaamulka Somaliland iyo Wadanka Itoobiya udhexeya.Deeganka Labada Ciidan Dagaalku ku dhexmaray oo ah Gudaha Maamulka Somalilandayaanay ku sugnayn Ciidamo Somaliland ahi,taasna wax lagu tilmaamaa sababta Al-shabaabmarinka uga dhigtay.Weerarada ay soo qaadeen Kooxda Alshabaabayaa waxa uu kusoo beegmaya xilli maalmahaanilasoo dhaafay ay Magaalladda Hargeysa kadhacayeen dilal qorsheysan oo muddo asbuucah lagu dilay in kabadan Toban ruux.Ugu dambeyntii, Xaallada Ammaanka eeMagaallada Hargeysa ayaa laga deerinaayaiyadoona Maamulka Somaliland uu aaminsanyahay in gudaha Hargeysa ay ku jiraanAlshabaab laga ceyriyay Magaallada Muqdishoiyo Gobaladda Dalka.

Ciiddamo Ethiopia ah oo Gudaha
Somaliland kula Dagaalamay Koox Al-
shabaab ah iyo Ammaanga Hargeysa oo
Gacanta kasii baxaayo. (Warbixin Muhiim
ah).
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Hargeysa,
ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa
Dowladda Ethiopia ay weerar ku qaaden Tuulada
Bali-Cad oo ku taala Agagarka Degmada Widh-
widh kula dagaalameen Koox Al-shabaab ah oo
Doonaysay in ay ka taloowdo Deegankaasi,
kuwasoo ku sii jeeday Buuraha Gal-gala.
Wararku waxa ay sheegayaan in Kooxdan ay
kasoo Kicitintay Bartamaha Somaliya, ayaa waxaa
laga warhelay iyaga oo dhexda ku soo jira,
kadiban waxay Dadka Deegankaasi ku
wargaliyeen Ciidamo Ehiopia oo ku sugnaa
Xududka Deegankaasi.
Ciiddamadda ALshabaab iyo kuwa Ethiopia ayaa
waxaa halkaasi ku dhex maray Dagaal kaasoo
aan ilaa iyo Hada la ogeyn Khasaaraha dhabta ah
ka dhashay.
Warar hoose oo shabakadda Allbanaadir
halkaasi ka heleyso, ayaa waxa ay sheegayaan in
labada Ciidan ee Al-shabaabka iyo kuwa
Itoobiyanka ah Dagaal Culusi dhex maray,
waxaana uu Xusay in Khasaare Labad dhinca
soo gaaray, Isaga oo intaasi ku daray in 6-qof oo
ka mid ah Kooxda Al-shabaab Markii danbe la
qabtay tiro Alshabaab ah.
Sidoo kale wax uu sheegay Ruuxaasi in qaar ka
mid ah Kooxda Al-shabaab ay baxsadeen oo aan
la haynin Jihada ay u baxeen, Kadib markii
Dagaalku iskugu dhaca oo Khasaaruhuna batay.
Kooxda Al-shabaab ah ayaa la sheegay in uu
Gaari ka soo qaaday Gobolada Dhexe balse ay
ka dageen markii ay soo gaareen Xuduudka
Maamulka Somaliland iyo Wadanka Itoobiya u
dhexeya.
Deeganka Labada Ciidan Dagaalku ku dhex
maray oo ah Gudaha Maamulka Somaliland
ayaanay ku sugnayn Ciidamo Somaliland ahi,
taasna wax lagu tilmaamaa sababta Al-shabaab
marinka uga dhigtay.
Weerarada ay soo qaadeen Kooxda Alshabaab
ayaa waxa uu kusoo beegmaya xilli maalmahaani
lasoo dhaafay ay Magaalladda Hargeysa ka
dhacayeen dilal qorsheysan oo muddo asbuuc
ah lagu dilay in kabadan Toban ruux.
Ugu dambeyntii, Xaallada Ammaanka ee
Magaallada Hargeysa ayaa laga deerinaaya
iyadoona Maamulka Somaliland uu aaminsan
yahay in gudaha Hargeysa ay ku jiraan
Alshabaab laga ceyriyay Magaallada Muqdisho
iyo Gobaladda Dalka.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s