Uncategorized

farayarenews) sourse (dhacdo) Wararka ayaa waxay sheegayaan in hadda Xasan Daahir uu sidii hore ka dabcay, uuna u sheegay Odayaasha inuu qaadanaayo wax walbo oo ay u keenaan. Xasan Daahir ayaa diidanaa in dowlada uu ku biiro, laakiinse hadda waxa uu ogolyahay in uu ku biiro dowladda Soomaaliya. Hadaba waxaa la magacaabay gudi 14 xubnood ka kooba, kuwaa oo caawa ku dhawaaqi doona wixii la’isku fahmay iyo talada waxay tahay

Wararka ayaa waxay sheegayaan in hadda Xasan Daahir
uu sidii hore ka dabcay, uuna u sheegay Odayaasha inuu
qaadanaayo wax walbo oo ay u keenaan.
Xasan Daahir ayaa diidanaa in dowlada uu ku biiro,
laakiinse hadda waxa uu ogolyahay in uu ku biiro dowladda Soomaaliya.
Hadaba waxaa la magacaabay gudi 14 xubnood ka kooba, kuwaa oo caawa
ku dhawaaqi doona wixii la’isku fahmay iyo talada waxay tahay

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s