Uncategorized

Qaar kamid ah Warbaahinta Xarakada Al-Shabaab ayaa shaaciyay in la dilay Kuxigeenkii Amiirka Al-
Shabaab Sheekh Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad (Ibrahin Afgan) sidoo kalana loo yaqaan Sheekh
Abuubakar Al-Zaylici iyo sidoo kale Sheekh Cabdixamiid Xaashi Colhaye loona yaqaanay Sheekh Macalin
Burhaan oo isna kamid ahaa saraakiisha sar sare ee Shabaab,
Qar kamid ah Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa bogooda soo dhigay qoraal dheer ay kaga
hadlayaan Dilka labadan Hogaamiye ay sheegeen in uu dulay Amiirka Guud ee Al-Shabaab Sheekh
Muqtaar Abuu Zubeyr.
Warbixinta Boga Shabaab lagu qoray ayaa u qorneed sida tan:
Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabadgalyo iyo Naxariis Nabi Maxamed CS, korkiisa ha ahaato. Innaa Lilaahi
Wa Innaa Ilayhi Raajacuun, Xasbunallah Wanicmal Wakiil.
Waxaan Idiin xaqiijinaynaa in ay Shahiideen Sheekh Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaannay
Sheekh Abuubakar Al-Zaylici iyo Sheekh Cabdixamiid Xaashi Colhaye loona yaqaanay Sheekh Macalin
Burhaan, Raxmatullaahi Caleyhim!.
Yaa Xaqiijiyey Shahaadada Culimada?.
Galabnimadii Shalay oo Arbaca ahayd, June 26,2013 ayaa Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada
Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah Xiiraay iyo Masuuliyiin kale ay kulamo la qaateen Xaasaskii
Labada Sheekh oo kiiba uu katagay 3 Xaas iyo dhowr iyo Toman Caruur ah. Waxayna Gabdhaha
Muslimaadkaa u sheegeen in ay Asayda qaadaan waxayna u xaqiijiyeen in ay dileen Culimada.
Sidoo kale waxay la kulmeen Hooyadii dhashay Sheekh Shahiid C/xamiid Xaashi Colhaye oo Sheekh
Macalin Burhaan loo yaqaanay, waxayna u sheegeen Wiilkeeda in ay dileen iskana samirto, waxaa sidoo
kale Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose iyo Masuuliyiin kale ay kulan la qaateen
Culimada Rabaaniyiintaa oo ay u sheegeen in ay dileen Culimada.
Yaa Dilay?.
Walaalahaas Culimada ahaa ee aan Magacyadooda Idiin soo gudbinnay Shahaadadoodana aan Idiin
xaqiijinayno waxaa dilay Amiirka Xarakada Al shabaab Almujaahidiin iyo Masuuliyiin kale waxay u dileen
Ayagaa looga fadhiyaa iyo qaabkii uu u dhacay howlgalkii Magaalada Baraawe!.
Baaritaankii Golaha Baraarugga Islaamka!.
Waxaan Illaa Maalintii Arbacada ahayd Taariikhduna ku beegnayn Bisha June, 19, 2013 baaritaan
kuwadnay howlgal Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ay ka sameeyeen Magaalada Baraawe, marar badan
oo aan xiriir la samaynay waxay noosheegeen xattaa cid howlgalka kudhaawacantay in aysan jirin
Walaalihii howlgalka lagu qabtayna Xabsiga la geeyey.
Beenta Ay Sheegeen Masuuliyiinta Xarakada Al shabaab.
Golaha Baraarugga Islaamka Walaalo kamida ayaa xiriir la sameeyey Warbaahinta Xarakada Al shabaab
Almujaahidiin, Culimo, Ducaad iyo Dadweynaha Magaalada Baraawe waxayna dhammaan sheegeen Warkii
Masuuliyiinta Xarakada Al shabaab ay u sheegeen oo ahaa in Xabsiga la geeyey Culimada ay xaqiijiyeen in
ay dileen.
Sidoo kale intii aan baaritaanka wadnay waxaan xiriir la samaynay Culimada Maktabada Daarul Xadiith
waxayna noosheegeen in Culimada la dilay Xabsiga lagu hayo oo sidaas waxaa u sheegay Masuuliyiin
kamida Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, mana jirto faah faahin ay ka bixiyeen sababta Beenta Culimada
iyo Muslimiinta loogu sheegay iyo qaabkii loo dilay Culimada ama howlgalkii Baraawe uu u dhacay!.
Canbaarayn Dilka Culimada Iyo Cadayn Xarakada Al shabaab Hogaamiyaasheeda Laga Sugayo.
Waxaan Ba’ri kannahay Dilka Walaalaha Culimadaa ee Mujaahidiinta ahaa loo gaystay, waxaana
canbaaraynaynaa dilkoos oo aan u Aragno dulmi.

Qaar kamid ah Warbaahinta Xarakada Al-Shabaab ayaa shaaciyay in la dilay Kuxigeenkii Amiirka Al-Shabaab Sheekh Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad (Ibrahin Afgan) sidoo kalana loo yaqaan SheekhAbuubakar Al-Zaylici iyo sidoo kale Sheekh Cabdixamiid Xaashi Colhaye loona yaqaanay Sheekh MacalinBurhaan oo isna kamid ahaa saraakiisha sar sare ee Shabaab,Qar kamid ah Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa bogooda soo dhigay qoraal dheer ay kagahadlayaan Dilka labadan Hogaamiye ay sheegeen in uu dulay Amiirka Guud ee Al-Shabaab SheekhMuqtaar Abuu Zubeyr.Warbixinta Boga Shabaab lagu qoray ayaa u qorneed sida tan:Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabadgalyo iyo Naxariis Nabi Maxamed CS, korkiisa ha ahaato. Innaa LilaahiWa Innaa Ilayhi Raajacuun, Xasbunallah Wanicmal Wakiil.Waxaan Idiin xaqiijinaynaa in ay Shahiideen Sheekh Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaannaySheekh Abuubakar Al-Zaylici iyo Sheekh Cabdixamiid Xaashi Colhaye loona yaqaanay Sheekh MacalinBurhaan, Raxmatullaahi Caleyhim!.Yaa Xaqiijiyey Shahaadada Culimada?.Galabnimadii Shalay oo Arbaca ahayd, June 26,2013 ayaa Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee ShabeeladaHoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah Xiiraay iyo Masuuliyiin kale ay kulamo la qaateen XaasaskiiLabada Sheekh oo kiiba uu katagay 3 Xaas iyo dhowr iyo Toman Caruur ah. Waxayna GabdhahaMuslimaadkaa u sheegeen in ay Asayda qaadaan waxayna u xaqiijiyeen in ay dileen Culimada.Sidoo kale waxay la kulmeen Hooyadii dhashay Sheekh Shahiid C/xamiid Xaashi Colhaye oo SheekhMacalin Burhaan loo yaqaanay, waxayna u sheegeen Wiilkeeda in ay dileen iskana samirto, waxaa sidookale Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose iyo Masuuliyiin kale ay kulan la qaateenCulimada Rabaaniyiintaa oo ay u sheegeen in ay dileen Culimada.Yaa Dilay?.Walaalahaas Culimada ahaa ee aan Magacyadooda Idiin soo gudbinnay Shahaadadoodana aan Idiinxaqiijinayno waxaa dilay Amiirka Xarakada Al shabaab Almujaahidiin iyo Masuuliyiin kale waxay u dileenAyagaa looga fadhiyaa iyo qaabkii uu u dhacay howlgalkii Magaalada Baraawe!.Baaritaankii Golaha Baraarugga Islaamka!.Waxaan Illaa Maalintii Arbacada ahayd Taariikhduna ku beegnayn Bisha June, 19, 2013 baaritaankuwadnay howlgal Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ay ka sameeyeen Magaalada Baraawe, marar badanoo aan xiriir la samaynay waxay noosheegeen xattaa cid howlgalka kudhaawacantay in aysan jirinWalaalihii howlgalka lagu qabtayna Xabsiga la geeyey.Beenta Ay Sheegeen Masuuliyiinta Xarakada Al shabaab.Golaha Baraarugga Islaamka Walaalo kamida ayaa xiriir la sameeyey Warbaahinta Xarakada Al shabaabAlmujaahidiin, Culimo, Ducaad iyo Dadweynaha Magaalada Baraawe waxayna dhammaan sheegeen WarkiiMasuuliyiinta Xarakada Al shabaab ay u sheegeen oo ahaa in Xabsiga la geeyey Culimada ay xaqiijiyeen inay dileen.Sidoo kale intii aan baaritaanka wadnay waxaan xiriir la samaynay Culimada Maktabada Daarul Xadiithwaxayna noosheegeen in Culimada la dilay Xabsiga lagu hayo oo sidaas waxaa u sheegay Masuuliyiinkamida Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, mana jirto faah faahin ay ka bixiyeen sababta Beenta Culimadaiyo Muslimiinta loogu sheegay iyo qaabkii loo dilay Culimada ama howlgalkii Baraawe uu u dhacay!.Canbaarayn Dilka Culimada Iyo Cadayn Xarakada Al shabaab Hogaamiyaasheeda Laga Sugayo.Waxaan Ba’ri kannahay Dilka Walaalaha Culimadaa ee Mujaahidiinta ahaa loo gaystay, waxaanacanbaaraynaynaa dilkoos oo aan u Aragno dulmi.

Aside

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s