Uncategorized

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo markalediiday in Muqdisho la geeyo & MaxamedCusmaan Caruus oo la xiraySheekh Xasan Daahir Aweys oo mar laguqanciyay in laga dejiyo Garoonka DiyaaradahaAadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaawuxuu hadana uu iska diiday in la geeyoMagaalada Muqdisho.Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cadaado,ayaa waxaa maanta ka soconeysay qaban qaabolagu doonaayay in Sheekh Xasan Daahir Aweyslagu geeyo Magaalada Muqdisho, hase ahaateeuu ka dhego adeegay.Arintaan ayaa waxay markale ay gil gishayMagaalada Cadaado ee Xarunta Ximin & Xeeb,iyadoo siyaabooyin kala duwan ay markale ugacaroodeen Ergaydii ka timid MagaaladaMuqdisho iyo Maamulka Ximin & Xeeb.Maamulka Cadaado oo muujinaaya heerka uu kataagan yahay Samir dambe, ayaa wuxuu xabsigadhigay laba kamid ah xubnihii la socotay SheekhXasan Daahir Aweys, ee ka soo raacdayDegmada Baraawe ee Gobolka ShabeellahaHoose.Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaanin Saraakiisha la xiray ay kamid yihiin MaxamedCusmaan Caruus, Afhayeenkii hore ee UrurkiiXisbul Islaam ee burburiyay iyo Axmed CaliGees.Magaalada Cadaado ayaa waxaa si weyn loogahadalhayaa xariga lagula kacay Saraakiishaan, ooka dambeysay markii Sheekh Xasan DaahirAweys, lagu jahwareeray inuu aqbalo in la geeyoMagaalada Muqdisho.Afhayeenka Maamulka Ximin & Xeeb MaxamedCumar Hagafey, ayaa wuxuu xalay sheegay inSheekh Xasan Daahir Aweys uu ogoladay, inmuddo 38 saac gudahood uu kaga bixi doonoDeegaanada Ximin & Xeeb.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo markale
diiday in Muqdisho la geeyo & Maxamed
Cusmaan Caruus oo la xiray
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo mar lagu
qanciyay in laga dejiyo Garoonka Diyaaradaha
Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa
wuxuu hadana uu iska diiday in la geeyo
Magaalada Muqdisho.
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cadaado,
ayaa waxaa maanta ka soconeysay qaban qaabo
lagu doonaayay in Sheekh Xasan Daahir Aweys
lagu geeyo Magaalada Muqdisho, hase ahaatee
uu ka dhego adeegay.
Arintaan ayaa waxay markale ay gil gishay
Magaalada Cadaado ee Xarunta Ximin & Xeeb,
iyadoo siyaabooyin kala duwan ay markale uga
caroodeen Ergaydii ka timid Magaalada
Muqdisho iyo Maamulka Ximin & Xeeb.
Maamulka Cadaado oo muujinaaya heerka uu ka
taagan yahay Samir dambe, ayaa wuxuu xabsiga
dhigay laba kamid ah xubnihii la socotay Sheekh
Xasan Daahir Aweys, ee ka soo raacday
Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha
Hoose.
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan
in Saraakiisha la xiray ay kamid yihiin Maxamed
Cusmaan Caruus, Afhayeenkii hore ee Ururkii
Xisbul Islaam ee burburiyay iyo Axmed Cali
Gees.
Magaalada Cadaado ayaa waxaa si weyn looga
hadalhayaa xariga lagula kacay Saraakiishaan, oo
ka dambeysay markii Sheekh Xasan Daahir
Aweys, lagu jahwareeray inuu aqbalo in la geeyo
Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Maamulka Ximin & Xeeb Maxamed
Cumar Hagafey, ayaa wuxuu xalay sheegay in
Sheekh Xasan Daahir Aweys uu ogoladay, in
muddo 38 saac gudahood uu kaga bixi doono
Deegaanada Ximin & Xeeb.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s