Uncategorized

#farayarenews )Dagaalo xoogan oo ka soconaaya Magaalada Kismaayo Sida ay sheegayaan wararka ka imaanayo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose dagaal ayaa saaka markale ka qarxay Magaalada Kismaayo. Dagaalka oo udhaxeeyo ciidanka Axmed Madoobe iyo kuwa Barre Hiiraale ayaa saaka wuxuu ka qarxay Xaafada Guulwade gaar ahaan Sarta C/laahi Shimbir halkaasi oo la sheegayo in markii hore dagaal rasaas yar yar uu ku biloowday,kadibna dagaal weyn uu isku bedelay Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday ciidamo taabacsan Barre Hiiraale,waxaana hada xoogiisa uu ka socda nawaaxiga sarta C/laahi Shimbir halkaasi oo dhawaqa rasaasta kala duwan ay ka dhaceyso. Xaalada ayaa aad ukacsan waxaana Magaalada laga maqlayaa dhawaqa rasaasta iyo qoryaha cul-culus oo ay isweydaarsanayaan labada dhinac ee dagaalka uu udhaxeeyo. Kismaayo ayaa noqonaysa maalintii saddexaad uu kasii socdo dagaal xoogan oo Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe udhaxeeya,inkastoo dagaalkii shalay xoogaa laga itaal roonaaday ciidanka Barre Hiiraale. Lasoco wixii kusoo kordha dagaalka Kismaayo

Dagaalo xoogan oo ka
soconaaya Magaalada Kismaayo
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanayo
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka
Jubadda hoose dagaal ayaa saaka markale ka
qarxay Magaalada Kismaayo.
Dagaalka oo udhaxeeyo ciidanka Axmed
Madoobe iyo kuwa Barre Hiiraale ayaa saaka
wuxuu ka qarxay Xaafada Guulwade gaar ahaan
Sarta C/laahi Shimbir halkaasi oo la sheegayo in
markii hore dagaal rasaas yar yar uu ku
biloowday,kadibna dagaal weyn uu isku bedelay
Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday ciidamo
taabacsan Barre Hiiraale,waxaana hada xoogiisa
uu ka socda nawaaxiga sarta C/laahi Shimbir
halkaasi oo dhawaqa rasaasta kala duwan ay ka
dhaceyso.
Xaalada ayaa aad ukacsan waxaana Magaalada
laga maqlayaa dhawaqa rasaasta iyo qoryaha
cul-culus oo ay isweydaarsanayaan labada
dhinac ee dagaalka uu udhaxeeyo.
Kismaayo ayaa noqonaysa maalintii saddexaad
uu kasii socdo dagaal xoogan oo Barre Hiiraale
iyo Axmed Madoobe udhaxeeya,inkastoo
dagaalkii shalay xoogaa laga itaal roonaaday
ciidanka Barre Hiiraale.
Lasoco wixii kusoo kordha dagaalka Kismaayo

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s