Uncategorized

#farayarenews (War Deg Deg ah:Sirdoonka Mareykanka iyo dalalka kale reer Galbeedka oo la baxay Sheekh Xasan Dahir Aweys Su,aalana Waydiinaya!! War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in niman Sirdoonka reer galbeedka ay la baxeen Sheekh Xasan Dahir Aweys oo maalmo ka hor ka soo fakaday al shabaab balse odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beelaha Ceyr iyo Saleeban shalay gelinkii dambe ka soo kaxeeyan Magaalada Cadaado isla markaana keenan Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Dahir Aweys oo xalay Ciidamo uu hogaaminayay Bashiir Goobe Madaxa Sirdoonka Soomaaliya xoog ku kaxeysteen ay la wareegan hadda Sirdoonka reer galbeedka oo Saldhig ku leh xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho. Dad la socda Xaalada sheekha ayaa u sheegay Allbanaadir.com in niman cadaan ah oo la aaminsan yahay in Mareykan iyo In ay Yihiin reer Galbeed ay haatan la baxeen Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ah Col Ciidamadii hore soomaaliya balse ah aas aasihii kooxaha mayalka adag ee dagaalka kula jira reer galbeedka iyo dowladaha taageera. Lama oga in Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga dhoofiyay iyo in kale ama inuu ku jiro xarunta xalane oo Sirdoonka Amisom iyo kuwa reer galbeedka saldhig u ah. Waxay doonayan Sirdoonka reer galbeedka inay su’aalo weydiiyan Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ah nin xog badan ka haaya shabaabka isla markaana xog-ogaal rasmi ah u ah xaaladaha islaamiyiinta soomaaliya. Waxaa laga war dhawraya jawaabta Dowlada Soomaaliya ka bixin doonta balan furka lagu eedeeyay inay ku sameysay xubnihii suuragal ka dhigay Sheekh Xasan Dahir Aweys in laga soo kaxeeyo cadaado.

War Deg Deg ah:Sirdoonka Mareykanka
iyo dalalka kale reer Galbeedka oo la
baxay Sheekh Xasan Dahir Aweys
Su,aalana Waydiinaya!!
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in niman
Sirdoonka reer galbeedka ay la baxeen Sheekh
Xasan Dahir Aweys oo maalmo ka hor ka soo
fakaday al shabaab balse odayaal iyo waxgarad
ka soo jeeda beelaha Ceyr iyo Saleeban shalay
gelinkii dambe ka soo kaxeeyan Magaalada
Cadaado isla markaana keenan Magaalada
Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Dahir
Aweys oo xalay Ciidamo uu hogaaminayay
Bashiir Goobe Madaxa Sirdoonka Soomaaliya
xoog ku kaxeysteen ay la wareegan hadda
Sirdoonka reer galbeedka oo Saldhig ku leh
xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho.
Dad la socda Xaalada sheekha ayaa u sheegay
Allbanaadir.com in niman cadaan ah oo la
aaminsan yahay in Mareykan iyo In ay Yihiin reer
Galbeed ay haatan la baxeen Sheekh Xasan
Dahir Aweys oo ah Col Ciidamadii hore
soomaaliya balse ah aas aasihii kooxaha mayalka
adag ee dagaalka kula jira reer galbeedka iyo
dowladaha taageera.
Lama oga in Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
laga dhoofiyay iyo in kale ama inuu ku jiro
xarunta xalane oo Sirdoonka Amisom iyo kuwa
reer galbeedka saldhig u ah.
Waxay doonayan Sirdoonka reer galbeedka inay
su’aalo weydiiyan Sheekh Xasan Dahir Aweys
oo ah nin xog badan ka haaya shabaabka isla
markaana xog-ogaal rasmi ah u ah xaaladaha
islaamiyiinta soomaaliya.
Waxaa laga war dhawraya jawaabta Dowlada
Soomaaliya ka bixin doonta balan furka lagu
eedeeyay inay ku sameysay xubnihii suuragal ka
dhigay Sheekh Xasan Dahir Aweys in laga soo
kaxeeyo cadaado.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s