Uncategorized

Seddex kamid ah Madaxweyne-yaashaJubbaland oo isku dhiibay CiidamadaDowladda Sierra LeoneSeddex kamid ah Madaxweyne-yaashaMaamulka Jubbaland ee sheegta in la soodoortay, ayaa waxay isu dhiibeen CiidamadaDowladda Sierra Leone, ee ka socda WadamadaMidowga Afrika.Xubnaha isa soo dhiibay ayaa waxay kala yihiinCol. Iftiin Xasan Baasto, Cumar Axmed Buraaleiyo Cabdi Baalle, iyadoo Col. Barre Aadan Shire“Barre Hiiraale”, uu isaga baxay MagaaladaKismaayo,Ciidamada Sierra Leone ayaa waxay si diiran usoo dhoweeyeen xubnahaan, waxayna ku suganyihiin goobaha ay ka jooggaan MagaaladaKismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.Ku Xigeenka Maamulka Axmed Madoobe, ninkalagu magacaabo General C/laahi SheekhIsmaaciil “Fartaag”, oo galabta shir jaraa’id kuqabtay Magaalada Kismaayo, ayaa wuxuu kahadlay ragga isa soo dhiibay.General C/laahi Sheekh Ismaaciil ayaa wuxuu kufaanay in seddex kamid ah raggii laga itaalkaroonaaday, ay isu soo dhiibeen sida uu hadalkau dhigay Maamulka Jubbaland, ayna xilligaaniyagu gacanta ku hayaan.Wuxuu meesha ka saaray inay xubnahaan isusoo dhiibeen Ciidamada Midowga Afrika eeAmisom, laakiin ay isu soo dhiibeen sida uu kadhawaajiyay Maamulka Jubbaland.General Fartaag ayaa sheegay in MagaaladaKismaayo uu ka jiro sida uu yiri Maamul, cid kastaoo ka soo horjeedsata ammaanka iyo xasiloonidaMagaalada Kismaayo, ay cagta marin doonaan.Fartaag ayaan cadeyn halka uu ku sugan yahayCol. Barre Hiiraale, marka laga reebo inay ka itaalroonaadeen, isla-markaana ay awood kumaquuniyeen isaga iyo Ciidankiisiiba, sida uu yiri

Seddex kamid ah Madaxweyne-yaasha
Jubbaland oo isku dhiibay Ciidamada
Dowladda Sierra Leone
Seddex kamid ah Madaxweyne-yaasha
Maamulka Jubbaland ee sheegta in la soo
doortay, ayaa waxay isu dhiibeen Ciidamada
Dowladda Sierra Leone, ee ka socda Wadamada
Midowga Afrika.
Xubnaha isa soo dhiibay ayaa waxay kala yihiin
Col. Iftiin Xasan Baasto, Cumar Axmed Buraale
iyo Cabdi Baalle, iyadoo Col. Barre Aadan Shire
“Barre Hiiraale”, uu isaga baxay Magaalada
Kismaayo,
Ciidamada Sierra Leone ayaa waxay si diiran u
soo dhoweeyeen xubnahaan, waxayna ku sugan
yihiin goobaha ay ka jooggaan Magaalada
Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Ku Xigeenka Maamulka Axmed Madoobe, ninka
lagu magacaabo General C/laahi Sheekh
Ismaaciil “Fartaag”, oo galabta shir jaraa’id ku
qabtay Magaalada Kismaayo, ayaa wuxuu ka
hadlay ragga isa soo dhiibay.
General C/laahi Sheekh Ismaaciil ayaa wuxuu ku
faanay in seddex kamid ah raggii laga itaalka
roonaaday, ay isu soo dhiibeen sida uu hadalka
u dhigay Maamulka Jubbaland, ayna xilligaan
iyagu gacanta ku hayaan.
Wuxuu meesha ka saaray inay xubnahaan isu
soo dhiibeen Ciidamada Midowga Afrika ee
Amisom, laakiin ay isu soo dhiibeen sida uu ka
dhawaajiyay Maamulka Jubbaland.
General Fartaag ayaa sheegay in Magaalada
Kismaayo uu ka jiro sida uu yiri Maamul, cid kasta
oo ka soo horjeedsata ammaanka iyo xasiloonida
Magaalada Kismaayo, ay cagta marin doonaan.
Fartaag ayaan cadeyn halka uu ku sugan yahay
Col. Barre Hiiraale, marka laga reebo inay ka itaal
roonaadeen, isla-markaana ay awood ku
maquuniyeen isaga iyo Ciidankiisiiba, sida uu yiri

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s