Uncategorized

war deg deg ah #farayarenews Beesha Habar Gidir oo ka careesan Balantii looga baxay Kulan Xasaasi ahna hada Muqdisho uga socda Waxaa Magaalada Muqdisho xiligan kasoconaya kulan Xasaasi ah oo ilbaabada u xiran yahiin kaa ay yeelanayaan Odayaasha Dhaqanka Beesha Habar Gidir , Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha Beeshaasi kuwaa oo ka arin sanayaan balantii xalay looga baxay Markii Sheekh Xasan Daahir Muqdisho keeneen. Kulanka oon xog dheeraad ah aan laga helin Karin ayaa Odayaal kusugan oo si hoose Warbaahinta ula hadlay waxa ay sheegeen in ay ka arinsanayaan Sida ay Dowlada Soomaaliya ula dhaqantay go’aana ay ka qaadanayaan Dowlada Soomaaliya ay ku eedeeyeen in ay uga baxday balan si xuna ula dhaqan tahay Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Xubnihii kasoo ka xeeyay Magaalada Cadaado. Nabadoon Xasan Cilmi Yaxye oo ka mid ah xubnaha ka qeyb galaya kulankaas ayaa sheegay in kulanka ay u dhan yihiin shanta beelood ee Habar Gidir ayna uga hadlayaan balan furka ay ku sameysay dowlada Somalia iyo qaabkii loola dhaqmay Shiikh Xasan Daahir Daahir Aweys iyo xubnihii keenay Muqdisho oo xarig iyo jirdil la isugu daray. Kulanka ay yeelanayaan Odayaasha iyo Xubnaha kale ee kasoo jeeda Beesha Habar Gidir ayaa u muuqda kuwa aad uga careesan sida ay Xalay ula dhaqmeen Ciidamada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya oo xoog ku ka xeestay Sheekh Xasan Daahir Aweys sidoo kale Jir dil xoogan u geestay Xubno Saraakiil , Xildhibaano iyo Odayaal kasoo jeeda Beesha Habar Gidir Cadaadana kasoo kaxeeyay Sheekh Xasan Daahir Aweys.

Beesha Habar Gidir oo ka careesan
Balantii looga baxay Kulan Xasaasi ahna
hada Muqdisho uga socda
Waxaa Magaalada Muqdisho xiligan kasoconaya
kulan Xasaasi ah oo ilbaabada u xiran yahiin kaa
ay yeelanayaan Odayaasha Dhaqanka Beesha
Habar Gidir , Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha
Beeshaasi kuwaa oo ka arin sanayaan balantii
xalay looga baxay Markii Sheekh Xasan Daahir
Muqdisho keeneen.
Kulanka oon xog dheeraad ah aan laga helin
Karin ayaa Odayaal kusugan oo si hoose
Warbaahinta ula hadlay waxa ay sheegeen in ay
ka arinsanayaan Sida ay Dowlada Soomaaliya ula
dhaqantay go’aana ay ka qaadanayaan Dowlada
Soomaaliya ay ku eedeeyeen in ay uga baxday
balan si xuna ula dhaqan tahay Sheekh Xasan
Daahir Aweys iyo Xubnihii kasoo ka xeeyay
Magaalada Cadaado.
Nabadoon Xasan Cilmi Yaxye oo ka mid ah
xubnaha ka qeyb galaya kulankaas ayaa sheegay
in kulanka ay u dhan yihiin shanta beelood ee
Habar Gidir ayna uga hadlayaan balan furka ay
ku sameysay dowlada Somalia iyo qaabkii loola
dhaqmay Shiikh Xasan Daahir Daahir Aweys iyo
xubnihii keenay Muqdisho oo xarig iyo jirdil la
isugu daray.
Kulanka ay yeelanayaan Odayaasha iyo Xubnaha
kale ee kasoo jeeda Beesha Habar Gidir ayaa u
muuqda kuwa aad uga careesan sida ay Xalay
ula dhaqmeen Ciidamada Nabad Sugida Dowlada
Soomaaliya oo xoog ku ka xeestay Sheekh
Xasan Daahir Aweys sidoo kale Jir dil xoogan u
geestay Xubno Saraakiil , Xildhibaano iyo
Odayaal kasoo jeeda Beesha Habar Gidir
Cadaadana kasoo kaxeeyay Sheekh Xasan
Daahir Aweys.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s