Uncategorized

War Deg Deg ah : #farayarenews Tikniko & Ciidamo aad u fara badan oo ka soo baxay Magaalada Galbahaarey mareexaan iyo ogadeen iyo Dagaalka oo Qabiil isku badali rabo . Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Magaalada Galbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya saakay ilaa xalay inay deegaanadaas ka soo qul qulayeen ciidamo iyo Tikniko aad u fara badan oo ku soo jeeda magaalada Kismaayo. Ugu yaran xalay ilaa saakay waxaa Magaalada Galbahaarey ee Gobolka Gedo ka soo baxay 21 Tikniko ah iyo gawaari kale oo xamuul ah kuwaas oo qaarkood waday Rasaas iyo Shidaal. Ciidamadaan oo u badan beesha Sade waxaa lagu wadaa inay garab siiyaan kuwa Col.Barre Hiiraale oo xaalada ku xumaatay ka dib markii ay dagaalka si toos ah u soo galeen ciidamada dawlada Kenya oo garbinaya maleeshiyaadka Axmed Madoobe. Inta badan beesha Sade markii hore kuma jirin dagaalka balse iminka ayaa moodaa inay soo wada galeen maadaama la Bililiqeeystay hanti badan oo beeshaan u taalay in mudo ah magaalada Kismaayo.

War Deg Deg ah : Tikniko & Ciidamo aad
u fara badan oo ka soo baxay Magaalada
Galbahaarey iyo Dagaalka oo Qabiil isku
badali rabo .
Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya
Magaalada Galbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa
sheegaya saakay ilaa xalay inay deegaanadaas
ka soo qul qulayeen ciidamo iyo Tikniko aad u
fara badan oo ku soo jeeda magaalada Kismaayo.
Ugu yaran xalay ilaa saakay waxaa Magaalada
Galbahaarey ee Gobolka Gedo ka soo baxay 21
Tikniko ah iyo gawaari kale oo xamuul ah kuwaas
oo qaarkood waday Rasaas iyo Shidaal.
Ciidamadaan oo u badan beesha Sade waxaa
lagu wadaa inay garab siiyaan kuwa Col.Barre
Hiiraale oo xaalada ku xumaatay ka dib markii ay
dagaalka si toos ah u soo galeen ciidamada
dawlada Kenya oo garbinaya maleeshiyaadka
Axmed Madoobe.
Inta badan beesha Sade markii hore kuma jirin
dagaalka balse iminka ayaa moodaa inay soo
wada galeen maadaama la Bililiqeeystay hanti
badan oo beeshaan u taalay in mudo ah
magaalada Kismaayo.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s