Uncategorized

#farayarenews Rooboow oo hakiyay wadahadaladii uu ugu soo biiri lahaa dowladda Soomaaliya.xasan dahir sida loola dhaqmey kuquustey June 01, 2013 – Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo wada hadal kula jiray dowladda Soomaaliya uu dib u dhigay arinkaasi. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo goor dhaw aynu qadka taleefanka kula hadalnay ayaa inoo sheegay in Mukhtaar Rooboow uu u sheegay inuu dib hadana uga soo fiirsanaayo inuu wada hadal la galo. Warar kale oo madax banaan ayaa waxay sheegayaan in tani ay ku kaliftay Rooboow ka dib markii uu maqlay wixii qabsaday Xasan Daahir Aweys oo Xalay magaalada Muqdisho soo gaaray.

Rooboow oo hakiyay wadahadaladii uu ugu soo biiri lahaa
dowladda Soomaaliya.
Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada
Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu
Mansuur oo wada hadal kula jiray dowladda Soomaaliya uu dib u dhigay arinkaasi.
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo goor dhaw aynu qadka taleefanka kula hadalnay ayaa inoo
sheegay in Mukhtaar Rooboow uu u sheegay inuu dib hadana uga soo fiirsanaayo inuu wada hadal la
galo.
Warar kale oo madax banaan ayaa waxay sheegayaan in tani ay ku kaliftay Rooboow ka dib markii uu
maqlay wixii qabsaday Xasan Daahir Aweys oo Xalay magaalada Muqdisho soo gaaray.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s