Uncategorized

Munaasabad ay ku midoobaayeen Abwaaniin Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay magaalada #Cadaado #farayarenews July 1, 2013 Xarunta madaxtooyada Magaalada cadaado ee maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku midoobaayeen Abwaanii Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan gobolada dhexe iyo kuwa koofureed ee dalka Soomaaliya. Munaasabada ay ku midoobaayeen Awaaniidaa Soomaaliyeed oo la magacbaxay golaha Awaaniita ergo qaran ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliinta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo qeybaha kale ee bulshada iyadoona Abwaaniitu ay soo bandhigeen gabiyo isugu jira baraarujin iyo dhiiri gilin. Wasiirka arimaha gudama maamulka Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye (Guureey) oo ugu horeeyn madasha ka hadlay ayaa sheegay inay Abwaaniintu ay lafdhabar u yihiin nabada isla markaana uu maamulka Ximan iyo Xeeb mar waliba gacan siidoono. Qaar ka mida Awaaniintii soo agaasimay munaasabada maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay inay u istaagi doonaan nabadeyta umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed Nuur oo ugu dabeyntii munaasabada soo xiray ayaa kula dardaarmay Abwaaniinta Soomaaliyeed inay u istaagaab isku soo dabalida qalbiga umada Soomaaliyeed oo ay qabyaaladu gareysay, Waa munaasabadii ugu horeesay oo ka dhacday magaalada Cadaado isla markaana ay isugu yimaadaan Abwaaiin Soomaaliyeed oo ka arinsanaaya sidii ay nabad uga dhali lahaayeen dhulkeena Soomaaliya oo mudo ay kasoo jireen dagaalo qabiilo iyo Ururo ku saleeysan

Munaasabad ay ku midoobaayeen Abwaaniin
Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay magaalada
Cadaado
Published on July 1, 2013 by daahir faarax · No
Comments
Xarunta madaxtooyada Magaalada cadaado ee
maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta waxaa
lagu qabtay munaasabad ay ku midoobaayeen
Abwaanii Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku
dhaqan gobolada dhexe iyo kuwa koofureed ee
dalka Soomaaliya.
Munaasabada ay ku midoobaayeen Awaaniidaa
Soomaaliyeed oo la magacbaxay golaha Awaaniita
ergo qaran ayaa waxaa kasoo qeyb galay
mas’uuliinta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb
iyo qeybaha kale ee bulshada iyadoona
Abwaaniitu ay soo bandhigeen gabiyo isugu jira
baraarujin iyo dhiiri gilin.
Wasiirka arimaha gudama maamulka Ximan iyo
Xeeb Cumar Maxamed Diiriye (Guureey) oo ugu
horeeyn madasha ka hadlay ayaa sheegay inay
Abwaaniintu ay lafdhabar u yihiin nabada isla
markaana uu maamulka Ximan iyo Xeeb mar
waliba gacan siidoono.
Qaar ka mida Awaaniintii soo agaasimay
munaasabada maanta lagu qabtay magaalada
Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb
ayaa sheegay inay u istaagi doonaan nabadeyta
umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan
gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ximan iyo
Xeeb Cabdi Maxamed Axmed Nuur oo ugu
dabeyntii munaasabada soo xiray ayaa kula
dardaarmay Abwaaniinta Soomaaliyeed inay u
istaagaab isku soo dabalida qalbiga umada
Soomaaliyeed oo ay qabyaaladu gareysay,
Waa munaasabadii ugu horeesay oo ka dhacday
magaalada Cadaado isla markaana ay isugu
yimaadaan Abwaaiin Soomaaliyeed oo ka
arinsanaaya sidii ay nabad uga dhali lahaayeen
dhulkeena Soomaaliya oo mudo ay kasoo jireen
dagaalo qabiilo iyo Ururo ku saleeysan

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s