Uncategorized

Maamulka Jubaland Garabka AxmedMadoobe oo Bur bur qarka u saaran iyoKhilaaf ba,an oo soo kala dhexgalayMasuliyiinta MaamulkaasiKadib Markii Dagaalo qaraar oo maalmo socdayuu ka dhacay Maagaalada Kismaayo ee XaruntaGobolka Jubada Hoose magaaladana ugu gacangashay Maamulka Jubbaland Garabka SheekhAxmed Mdaoobe ayaa waxaa soo baxaya Khilaafba,an oo hareyay Masuliyiinta ugu saraysaMaamulkaasi.Maamulka Jubbaland Garabka Sheekh AXmedMadoobe oo ay iskugu tageen inta badankooxaha Siyaasada Konfurta Somalia SidaJabhada Raskambooni , Ahlusunnad Waljamaca ,Maamulki Dowlada ee Gobolka Gedo iyoSiyaasiyiin kale ayaa waxaa hada uu marayaaheer bur bur ah kadib marki uu khilaaf soo kaladhex galay labada Garab ee Maamulkaasi ugumisanka Culus ee kala ah Kooxda AhlusunnaWalajamaca iyo Raskambooni .Hogaamiyeyaasha Labadan koox oo hada lagudhex dhexaadinayo Magaalada Nairobi ayaawaxaay ku kala tageen Bililiqo iyo dil loo gaystayShacab aan waxba galabsan oo ka dhacayMagaalada Kismaayo intii ay socden Dagaaladiqatay Labada Maalmood ee ka kala dhacayGudaha iyo Duleedka Kismaayo.Khilaafka Hogamiyeyaashan oo qarsoonaa ayaawaxaa uu banaanka usoo baxaya ka dib markiiSaxafada Magaalada Nairobi la iskugu yeeray oola yiri waxaa shir jaraaid oo arinta Kismaayo kuadan Qabanaya Masuliyiinta Raskambooni iyoAhlusunna ee kala ah Sh Axmed Madoobe iyoSh Maxamed Aw-libaax ayado marki ay saxafadagoobta timidna la wayay Sh Maxamed Aw-libaaxwicitaan la wacay ka dib na u diiday in uu kaqayb qato Shirka Jaraid.Sida aan xog hoose ku helnay HogaamiyahaAhlusunna Sh Maxamed Aw-libaax waxaa uuHogaamiyaha Raskambooni ka dalbaday indhamaan hantidi lagu dhacay Dagaalki Kismaayola soo celiyo dadki shacabka ahaa ee ku dhintaydagaalkaas ee sida kaska ah lo dilayna magdhow laga bixiyo.In la Xaliyo Khilaafkaan hareyay Masuliyiintiwaqtiga badan ku bixiyay dhismaha MaamulkaJubbaland State ayaa waxaa ku mashquulsanMasuliyiinta Dowlada Kenya oo ayagu u arkahadi garabyada hada wada socda ay kala tagaanin Maamulka Jubbaland uu noqonayo MaamulBeleed taasina Dowlada Somalia ay u sahlaysoin ay calamka ka gado in meesha Maamul uusanka jirin ee ay tahay meel beeli ka taliso.Lama Oga halka uu saldhigaan Doono khilaafkaso kala dhexgalay labadi masul ee ugu misankacuslayd Maamul Goboleedka Jubbaland Stateoon ilaa hada aqoonsi helin Dhawaana Dagaalkuwada qabsaday Magaalada Kismaayo

Maamulka Jubaland Garabka Axmed
Madoobe oo Bur bur qarka u saaran iyo
Khilaaf ba,an oo soo kala dhexgalay
Masuliyiinta Maamulkaasi
Kadib Markii Dagaalo qaraar oo maalmo socday
uu ka dhacay Maagaalada Kismaayo ee Xarunta
Gobolka Jubada Hoose magaaladana ugu gacan
gashay Maamulka Jubbaland Garabka Sheekh
Axmed Mdaoobe ayaa waxaa soo baxaya Khilaaf
ba,an oo hareyay Masuliyiinta ugu saraysa
Maamulkaasi.
Maamulka Jubbaland Garabka Sheekh AXmed
Madoobe oo ay iskugu tageen inta badan
kooxaha Siyaasada Konfurta Somalia Sida
Jabhada Raskambooni , Ahlusunnad Waljamaca ,
Maamulki Dowlada ee Gobolka Gedo iyo
Siyaasiyiin kale ayaa waxaa hada uu marayaa
heer bur bur ah kadib marki uu khilaaf soo kala
dhex galay labada Garab ee Maamulkaasi ugu
misanka Culus ee kala ah Kooxda Ahlusunna
Walajamaca iyo Raskambooni .
Hogaamiyeyaasha Labadan koox oo hada lagu
dhex dhexaadinayo Magaalada Nairobi ayaa
waxaay ku kala tageen Bililiqo iyo dil loo gaystay
Shacab aan waxba galabsan oo ka dhacay
Magaalada Kismaayo intii ay socden Dagaaladi
qatay Labada Maalmood ee ka kala dhacay
Gudaha iyo Duleedka Kismaayo.
Khilaafka Hogamiyeyaashan oo qarsoonaa ayaa
waxaa uu banaanka usoo baxaya ka dib markii
Saxafada Magaalada Nairobi la iskugu yeeray oo
la yiri waxaa shir jaraaid oo arinta Kismaayo ku
adan Qabanaya Masuliyiinta Raskambooni iyo
Ahlusunna ee kala ah Sh Axmed Madoobe iyo
Sh Maxamed Aw-libaax ayado marki ay saxafada
goobta timidna la wayay Sh Maxamed Aw-libaax
wicitaan la wacay ka dib na u diiday in uu ka
qayb qato Shirka Jaraid.
Sida aan xog hoose ku helnay Hogaamiyaha
Ahlusunna Sh Maxamed Aw-libaax waxaa uu
Hogaamiyaha Raskambooni ka dalbaday in
dhamaan hantidi lagu dhacay Dagaalki Kismaayo
la soo celiyo dadki shacabka ahaa ee ku dhintay
dagaalkaas ee sida kaska ah lo dilayna mag
dhow laga bixiyo.
In la Xaliyo Khilaafkaan hareyay Masuliyiinti
waqtiga badan ku bixiyay dhismaha Maamulka
Jubbaland State ayaa waxaa ku mashquulsan
Masuliyiinta Dowlada Kenya oo ayagu u arka
hadi garabyada hada wada socda ay kala tagaan
in Maamulka Jubbaland uu noqonayo Maamul
Beleed taasina Dowlada Somalia ay u sahlayso
in ay calamka ka gado in meesha Maamul uusan
ka jirin ee ay tahay meel beeli ka taliso.
Lama Oga halka uu saldhigaan Doono khilaafka
so kala dhexgalay labadi masul ee ugu misanka
cuslayd Maamul Goboleedka Jubbaland State
oon ilaa hada aqoonsi helin Dhawaana Dagaal
kuwada qabsaday Magaalada Kismaayo

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s