Uncategorized

Maleeshiyaad taageersan AxmedMadoobe oo gaaray deegaanno kamid ahgobalka Gedo iyo xaalada oo kacsan.Wararka laga helayo degmada Dooloow eegobalka Gedo ee Koofurta Soomaaliya ayaawaxaa lagu arkay dagaalamayaal la sheegay inlaga soo aruuriyay deegaanka Kelinka Shanaadlaguna taageerayo Jabhada Raas-kanbooni eeAxmed Madoobe kadib markii ay galeen dagaalxooggan oo ugu danbeyn magaalada ay kulawareegeen markii Kenya ay ka heleen gacanmeleteri.Goob-joogayaal ku sugan xuduuda Ethiopia iyoSoomaaliya ayaa waxa ay sheegen inmaleeshiyaadkaasi ay kasoo gudbayaan xuduudasi ay u maraan deegaanno kamid ah gobakaGedo si ay Kismaayo u gaaraan oo ay usiihuriyaan dagaalada ka holcaya deegaanka.Kadib markii la arkay dagaalamayaashaasi ayaawaxaa deegaanka ka bilaawday dhaq-dhaqaaqyociidan kuwaas oo la doonayo in dib loogu celiyomaleeshiyaadkaasi Ethiopia laga soo aruuriyaylana doonayo in gudaha Soomaaliya qas looga siiabuuro.Horay ayaa Axmed Madoobe waxa uu socdaalugu tegay dalka Ethiopa isaga oo kulan uu layeeshay mayadamxweynaha maamulkaSoomaalida Ethiopia uu uga codsaday in uu kahelo taageero dhinac waliba leh oo ay ku jiraanciidan badan, waxaana la filayaa in ciidankaan ayqeyb ka yihiin balan-qaadyadii Axmed Modoobeloo soo sameeyay intii uu ku sugnaa Ethioipa.Si kastaba lama oga sida maleeshiyaadkaani aykumari doonaan Gedo oo ay ku suganyihiinciidamo dowlada Soomaliya oo fara badan iyosidoo kale maleeshiyaad ay isku hadaf yihiinBarre Hiiraale oo xilligaan ku sugan duleedkaKismaayo kadib markii lagala baxay Kismaayo

Maleeshiyaad taageersan Axmed
Madoobe oo gaaray deegaanno kamid ah
gobalka Gedo iyo xaalada oo kacsan.
Wararka laga helayo degmada Dooloow ee
gobalka Gedo ee Koofurta Soomaaliya ayaa
waxaa lagu arkay dagaalamayaal la sheegay in
laga soo aruuriyay deegaanka Kelinka Shanaad
laguna taageerayo Jabhada Raas-kanbooni ee
Axmed Madoobe kadib markii ay galeen dagaal
xooggan oo ugu danbeyn magaalada ay kula
wareegeen markii Kenya ay ka heleen gacan
meleteri.
Goob-joogayaal ku sugan xuduuda Ethiopia iyo
Soomaaliya ayaa waxa ay sheegen in
maleeshiyaadkaasi ay kasoo gudbayaan xuduuda
si ay u maraan deegaanno kamid ah gobaka
Gedo si ay Kismaayo u gaaraan oo ay usii
huriyaan dagaalada ka holcaya deegaanka.
Kadib markii la arkay dagaalamayaashaasi ayaa
waxaa deegaanka ka bilaawday dhaq-dhaqaaqyo
ciidan kuwaas oo la doonayo in dib loogu celiyo
maleeshiyaadkaasi Ethiopia laga soo aruuriyay
lana doonayo in gudaha Soomaaliya qas looga sii
abuuro.
Horay ayaa Axmed Madoobe waxa uu socdaal
ugu tegay dalka Ethiopa isaga oo kulan uu la
yeeshay mayadamxweynaha maamulka
Soomaalida Ethiopia uu uga codsaday in uu ka
helo taageero dhinac waliba leh oo ay ku jiraan
ciidan badan, waxaana la filayaa in ciidankaan ay
qeyb ka yihiin balan-qaadyadii Axmed Modoobe
loo soo sameeyay intii uu ku sugnaa Ethioipa.
Si kastaba lama oga sida maleeshiyaadkaani ay
kumari doonaan Gedo oo ay ku suganyihiin
ciidamo dowlada Soomaliya oo fara badan iyo
sidoo kale maleeshiyaad ay isku hadaf yihiin
Barre Hiiraale oo xilligaan ku sugan duleedka
Kismaayo kadib markii lagala baxay Kismaayo

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s