Uncategorized

Source calankacom-) Xassan Dahir oo bixiyay Macluumaad ku saabsan Maamul Gobaleedyada Alshabaab siiya Dhaqaalaha kadib markii la sumeeyay. Jul 2, 2013 – jawaab Xassan Dahir Aweys oo u xiran Xukuumadda Somalia iyo Sirdoonka Britain iyo Maraykan, ayaa waxaa lagu soo waramaaya in Sirdoonka ay Sumeeyen kadib laga helay Macluumaad ku saabsan Halka Alshabaab laga maalgaliyo. Warar hoose oo ay heshay Shabakadda Soomaalidamaanta, ayaa sheegaya in Xassan Dahir oo la sumeeyay uu sheegay in Alshabaab inta badan hubka iyo sahayda looga soo gudbiyo Puntland,Kismaayo,Dhanka Dowladda, sida ay Xogtu nagu soo gaaray, iyadoona lagu soo qaado qaab ganacsi ah. Xassan oo la sumeeyay, ayaa waxa uu sheegay in Saraakiil ka tirsanaa Dowladii KMG ee Sheikh Shariif ay la shaqeyn jireen Alshabaab iyagoona inta badan Hubka usoo gudbin jiray Alshabaab halkaasina ka macaashi jiray, sida ay xogtu sheegtay. Dhanka kale, Xassan Dahir ayaa waxaa laga helay Macluumaad ah in Alshabaab ay inta badan Weerarada kasoo qaadan Dayniile, Kaaraan, Xararyaale, Gubta, Geed-jacey, Kaaraan, isagoona sheegay in wax waliba oo Qarax ah lagu farsameeyo Xaafadda Buula-xubey halkaasina laga qaado weerarada ismiidaaminta ah. Xassan Dahir Labadii maalin ee ugu horeysay wuu ka dhaga adeegaayay inuu bixiyo Macluumaad ku aadan Alshabaab, sida ay Xogtu sheegeyso balse Galabnimadii shalay wixii ka dambeeyay loo adeegsaday Daawooyinka Dambiilayaasha la siiyo oo Macluumaadka looga raadiyo iyo isaga oo loo adeegsaday Qalabka Korontadda, taasoo keentay inuu si mala awaal ah u sheego wixii Macluumaad ah ee uu qarinaayay. Xassan waxaa laga helay Xog ah Halka uu Xiligaani ku sugan yahay Hoggaamiyaha Alshabaab Axmed Godane iyo Afhayeenka Alshabaab Cali dheere, balse shabakadda ma aysan u suura galin inay hesho Macluumaadkaasi Xasaasiga ah. Ugu dambeyntii, Waxaa jira Macluumaad intaa ka badan oo uu Xassan Dahir sheegay balse aysan Shabakadda u suura galin inay wada hesho gabi ahaan Macluumaadka.

Xassan Dahir oo bixiyay
Macluumaad ku saabsan Maamul
Gobaleedyada Alshabaab siiya
Dhaqaalaha kadib markii la sumeeyay.
Jul 2, 2013 – jawaab
Xassan Dahir Aweys oo u xiran Xukuumadda
Somalia iyo Sirdoonka Britain iyo Maraykan, ayaa
waxaa lagu soo waramaaya in Sirdoonka ay
Sumeeyen kadib laga helay Macluumaad ku
saabsan Halka Alshabaab laga maalgaliyo.
Warar hoose oo ay heshay Shabakadda
Soomaalidamaanta, ayaa sheegaya in Xassan
Dahir oo la sumeeyay uu sheegay in Alshabaab
inta badan hubka iyo sahayda looga soo gudbiyo
Puntland,Kismaayo,Dhanka Dowladda, sida ay
Xogtu nagu soo gaaray, iyadoona lagu soo
qaado qaab ganacsi ah.
Xassan oo la sumeeyay, ayaa waxa uu sheegay
in Saraakiil ka tirsanaa Dowladii KMG ee Sheikh
Shariif ay la shaqeyn jireen Alshabaab iyagoona
inta badan Hubka usoo gudbin jiray Alshabaab
halkaasina ka macaashi jiray, sida ay xogtu
sheegtay.
Dhanka kale, Xassan Dahir ayaa waxaa laga
helay Macluumaad ah in Alshabaab ay inta
badan Weerarada kasoo qaadan Dayniile,
Kaaraan, Xararyaale, Gubta, Geed-jacey, Kaaraan,
isagoona sheegay in wax waliba oo Qarax ah
lagu farsameeyo Xaafadda Buula-xubey
halkaasina laga qaado weerarada ismiidaaminta
ah.
Xassan Dahir Labadii maalin ee ugu horeysay
wuu ka dhaga adeegaayay inuu bixiyo
Macluumaad ku aadan Alshabaab, sida ay Xogtu
sheegeyso balse Galabnimadii shalay wixii ka
dambeeyay loo adeegsaday Daawooyinka
Dambiilayaasha la siiyo oo Macluumaadka looga
raadiyo iyo isaga oo loo adeegsaday Qalabka
Korontadda, taasoo keentay inuu si mala awaal
ah u sheego wixii Macluumaad ah ee uu
qarinaayay.
Xassan waxaa laga helay Xog ah Halka uu
Xiligaani ku sugan yahay Hoggaamiyaha
Alshabaab Axmed Godane iyo Afhayeenka
Alshabaab Cali dheere, balse shabakadda ma
aysan u suura galin inay hesho
Macluumaadkaasi Xasaasiga ah.
Ugu dambeyntii, Waxaa jira Macluumaad intaa ka
badan oo uu Xassan Dahir sheegay balse aysan
Shabakadda u suura galin inay wada hesho gabi
ahaan Macluumaadka.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s