Uncategorized

Xassan Dahir oo bixiyayMacluumaad ku saabsan MaamulGobaleedyada Alshabaab siiyaDhaqaalaha kadib markii la sumeeyay.Jul 2, 2013 – jawaabXassan Dahir Aweys oo u xiran XukuumaddaSomalia iyo Sirdoonka Britain iyo Maraykan, ayaawaxaa lagu soo waramaaya in Sirdoonka aySumeeyen kadib laga helay Macluumaad kusaabsan Halka Alshabaab laga maalgaliyo.Warar hoose oo ay heshay ShabakaddaSoomaalidamaanta, ayaa sheegaya in XassanDahir oo la sumeeyay uu sheegay in Alshabaabinta badan hubka iyo sahayda looga soo gudbiyoPuntland,Kismaayo,Dhanka Dowladda, sida ayXogtu nagu soo gaaray, iyadoona lagu sooqaado qaab ganacsi ah.Xassan oo la sumeeyay, ayaa waxa uu sheegayin Saraakiil ka tirsanaa Dowladii KMG ee SheikhShariif ay la shaqeyn jireen Alshabaab iyagoonainta badan Hubka usoo gudbin jiray Alshabaabhalkaasina ka macaashi jiray, sida ay xogtusheegtay.Dhanka kale, Xassan Dahir ayaa waxaa lagahelay Macluumaad ah in Alshabaab ay intabadan Weerarada kasoo qaadan Dayniile,Kaaraan, Xararyaale, Gubta, Geed-jacey, Kaaraan,isagoona sheegay in wax waliba oo Qarax ahlagu farsameeyo Xaafadda Buula-xubeyhalkaasina laga qaado weerarada ismiidaamintaah.Xassan Dahir Labadii maalin ee ugu horeysaywuu ka dhaga adeegaayay inuu bixiyoMacluumaad ku aadan Alshabaab, sida ay Xogtusheegeyso balse Galabnimadii shalay wixii kadambeeyay loo adeegsaday DaawooyinkaDambiilayaasha la siiyo oo Macluumaadka loogaraadiyo iyo isaga oo loo adeegsaday QalabkaKorontadda, taasoo keentay inuu si mala awaalah u sheego wixii Macluumaad ah ee uuqarinaayay.Xassan waxaa laga helay Xog ah Halka uuXiligaani ku sugan yahay HoggaamiyahaAlshabaab Axmed Godane iyo AfhayeenkaAlshabaab Cali dheere, balse shabakadda maaysan u suura galin inay heshoMacluumaadkaasi Xasaasiga ah.Ugu dambeyntii, Waxaa jira Macluumaad intaa kabadan oo uu Xassan Dahir sheegay balse aysanShabakadda u suura galin inay wada hesho gabiahaan Macluumaadka.

Xassan Dahir oo bixiyay
Macluumaad ku saabsan Maamul
Gobaleedyada Alshabaab siiya
Dhaqaalaha kadib markii la sumeeyay.
Jul 2, 2013 – jawaab
Xassan Dahir Aweys oo u xiran Xukuumadda
Somalia iyo Sirdoonka Britain iyo Maraykan, ayaa
waxaa lagu soo waramaaya in Sirdoonka ay
Sumeeyen kadib laga helay Macluumaad ku
saabsan Halka Alshabaab laga maalgaliyo.
Warar hoose oo ay heshay Shabakadda
Soomaalidamaanta, ayaa sheegaya in Xassan
Dahir oo la sumeeyay uu sheegay in Alshabaab
inta badan hubka iyo sahayda looga soo gudbiyo
Puntland,Kismaayo,Dhanka Dowladda, sida ay
Xogtu nagu soo gaaray, iyadoona lagu soo
qaado qaab ganacsi ah.
Xassan oo la sumeeyay, ayaa waxa uu sheegay
in Saraakiil ka tirsanaa Dowladii KMG ee Sheikh
Shariif ay la shaqeyn jireen Alshabaab iyagoona
inta badan Hubka usoo gudbin jiray Alshabaab
halkaasina ka macaashi jiray, sida ay xogtu
sheegtay.
Dhanka kale, Xassan Dahir ayaa waxaa laga
helay Macluumaad ah in Alshabaab ay inta
badan Weerarada kasoo qaadan Dayniile,
Kaaraan, Xararyaale, Gubta, Geed-jacey, Kaaraan,
isagoona sheegay in wax waliba oo Qarax ah
lagu farsameeyo Xaafadda Buula-xubey
halkaasina laga qaado weerarada ismiidaaminta
ah.
Xassan Dahir Labadii maalin ee ugu horeysay
wuu ka dhaga adeegaayay inuu bixiyo
Macluumaad ku aadan Alshabaab, sida ay Xogtu
sheegeyso balse Galabnimadii shalay wixii ka
dambeeyay loo adeegsaday Daawooyinka
Dambiilayaasha la siiyo oo Macluumaadka looga
raadiyo iyo isaga oo loo adeegsaday Qalabka
Korontadda, taasoo keentay inuu si mala awaal
ah u sheego wixii Macluumaad ah ee uu
qarinaayay.
Xassan waxaa laga helay Xog ah Halka uu
Xiligaani ku sugan yahay Hoggaamiyaha
Alshabaab Axmed Godane iyo Afhayeenka
Alshabaab Cali dheere, balse shabakadda ma
aysan u suura galin inay hesho
Macluumaadkaasi Xasaasiga ah.
Ugu dambeyntii, Waxaa jira Macluumaad intaa ka
badan oo uu Xassan Dahir sheegay balse aysan
Shabakadda u suura galin inay wada hesho gabi
ahaan Macluumaadka.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s