Uncategorized

Dagaal xoogan oo ka soconaayaWaqooyiga Magaalada GalkacyoDagaal u dhaxeeya Ciidamada MaamulkaPuntland iyo dadka Deegaanka, ayaa wuxuuxilligaan ka soconayaa Waqooyiga MagaaladaGalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Dagaalkaan ayaa wuxuu gaar ahaan kasoconayaa Barxadii hore Gobolka, isla-markaanadagaalka ayaa yimid markii ay isku dhaceen dadka soo horjeeda Xisbiga Horseed eeMadaxweyne Faroole iyo Ciidamada Booliska.Wararka ayaa waxay sheegayaan in CiidamadaBooliska ay damceen inay hujuumaan dadkii kasoo horjeeday Xisbiga Horseed, waxayna taasikeentay inay dadku qoryo la soo baxaan.Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan inCiidamada Booliska laga soo saaray goobihii aydoonayeen inay dadka ka kala raacadeeyaan,waxaana lagu soo waramayaa in rasaastu ay kusoo dhawaatay dhinaca Saldhiga.Xaalada Magaalada Galkacyo ayaa waxay tahaymid aad u kacsan, waxaana jira dad ay wax yeeloka soo gaartay israsaaseynta ka sii soconaayaWaqooyiga Magaalada Galkacyo.Dadka ka soo horjeeda Ciidamada Booliska, ayaawaxay taabacsan yihiin Nabadoon Yaasiin C/samad, oo sanadkii hore mar lagu xirayMagaalada Garoowe.Ciidamada Booliska ayaa dadkaan kahor yimid,xilli ay diideen in Xisbiga Horseed ee Faroole, uuolole ka sameeyo Waqooyiga MagaaladaGalkacyo.

Dagaal xoogan oo ka soconaaya
Waqooyiga Magaalada Galkacyo
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamulka
Puntland iyo dadka Deegaanka, ayaa wuxuu
xilligaan ka soconayaa Waqooyiga Magaalada
Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Dagaalkaan ayaa wuxuu gaar ahaan ka
soconayaa Barxadii hore Gobolka, isla-markaana
dagaalka ayaa yimid markii ay isku dhaceen dad
ka soo horjeeda Xisbiga Horseed ee
Madaxweyne Faroole iyo Ciidamada Booliska.
Wararka ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada
Booliska ay damceen inay hujuumaan dadkii ka
soo horjeeday Xisbiga Horseed, waxayna taasi
keentay inay dadku qoryo la soo baxaan.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in
Ciidamada Booliska laga soo saaray goobihii ay
doonayeen inay dadka ka kala raacadeeyaan,
waxaana lagu soo waramayaa in rasaastu ay ku
soo dhawaatay dhinaca Saldhiga.
Xaalada Magaalada Galkacyo ayaa waxay tahay
mid aad u kacsan, waxaana jira dad ay wax yeelo
ka soo gaartay israsaaseynta ka sii soconaaya
Waqooyiga Magaalada Galkacyo.
Dadka ka soo horjeeda Ciidamada Booliska, ayaa
waxay taabacsan yihiin Nabadoon Yaasiin C/
samad, oo sanadkii hore mar lagu xiray
Magaalada Garoowe.
Ciidamada Booliska ayaa dadkaan kahor yimid,
xilli ay diideen in Xisbiga Horseed ee Faroole, uu
olole ka sameeyo Waqooyiga Magaalada
Galkacyo.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s