Uncategorized

#Hargeysa &#Kismayo oo dib u dhac weyn ku keenay qorshihi ay #UNSOM xafiisyo kaga furan lahayd goballada dalka. #Somalia

moallem10

3di june 2013 xafiiska UNPOS ee asaga ka soo shaqeeyay mudda dheer curashada DFS  waxaa hawsha xafiiska UN-ka ee Somaliay kale wareegtay hay’ad cusub oo loogu wanqalay UNSOM, UN-kana u mathasho dalka Somaliya .

UNSOM waa wakiilka hay’ada qaramada midoobay UN-ka ee dalka Somaiya iyada iyo xafiisyada hoos yimaado dhamaan, Mas’uulka ku magacaaban maareynta hawsha UNSOM ee dalka Somaliya waa Mr Nick kay, kolki uu mas’uulkan xilka la wareegay maalintaa kor ku tilmaan wuxuu ka dhawaajiyay siyaasada UNSOM ee ku aadan dalka Somaliya.

Wuxuu sheegay qoddoba dhowr ah ,qoddabadaas waxaa fadhi u ahaa furitaanka xafiiska UNSOM ee Muqadisho keddib iyo in ay hay’adaan hawlaheeda u horeeyo noqon doonaan in ay xafiisya ka furato dowlada Somaliland,magalada Hargeyso, dowlad gobaleedka Puntland,magaalad Garoowe, Gobalka Bay iyo bakool ,magaalada Baydhabo.

Sidi la rabay wax uma dhicin ,UNSOM waxaa soo wajahay arrima xasaasi ah oo aad moodo in aynan imaantinkooda ku darsan xisaabkeeda siyaasadeed ee…

View original post 253 more words

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s