Uncategorized

Magaalada Roma oo baroordiiq looguqabtay Ciidan Talyaani ah oo lagu dilayMagaalada MuqdishoMagaalada Roma ee Xarunta WadankaTalyaaniga, ayaa waxaa gelinkii dambe eeArbacadii baroordiiq loogu qabtay, seddex askarioo Talyaani ah oo lagu dilay weerar ka dhacayMagaalada Muqdisho.Ciidamadaan ayaa waxay ka tirsanaayeenCiidamadii Qaramada Midoobe ay Somaliya udirtay sanadkii 1993-kii, waxayna ku dhinteeniska horimaad dhex maray Ciidamadii GeneralMaxamed Faarax Caydiid.Xilli Ciidankaan ay wateen ilaa lix gawaaridanoocooda qufulan ah, ayaa wuxuu weerar kuqabsaday Koonfurta Magaalada Muqdisho, markiiay ka soo tallaabeen Bar Kontorool, oo halkaasiku taalay.Waqtiga la dilay Ciidamadaan ayaa waxaa lagusheegay gelin dambe oo maalin Sabti ah, 3-diibishii Luulyo ee sanadkii 1993-kii, iyadooshalayna ay ku beegneyd 3-da Luulyo, oo ahaydxilligii la dilay, oo ka soo wareegatay muddo 20sano ah.Munaasabada baroordiiqda ah ee lagu qabtayMagaalada Roma, ayaa waxaa ka soo qeyb galayMasuuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga iyoweliba Danjiraha Talyaaniga ee Somaliya AndreaMazella & Madaxa Hay’adda UNCHR eeSoomaaliya Alessandra Morelli.Ciidamadii iska caabinta ee Soomaaliya, ayaawaxay Magaalada Muqdisho ay dagaalo adagkula galeen Ciidamadii ay Qaramada Midoobe usoo dirtay Somaliya, markii ay meesha ka baxdayDowladdii Dhexe ee Kacaanka.

Magaalada Roma oo baroordiiq loogu
qabtay Ciidan Talyaani ah oo lagu dilay
Magaalada Muqdisho
Magaalada Roma ee Xarunta Wadanka
Talyaaniga, ayaa waxaa gelinkii dambe ee
Arbacadii baroordiiq loogu qabtay, seddex askari
oo Talyaani ah oo lagu dilay weerar ka dhacay
Magaalada Muqdisho.
Ciidamadaan ayaa waxay ka tirsanaayeen
Ciidamadii Qaramada Midoobe ay Somaliya u
dirtay sanadkii 1993-kii, waxayna ku dhinteen
iska horimaad dhex maray Ciidamadii General
Maxamed Faarax Caydiid.
Xilli Ciidankaan ay wateen ilaa lix gawaarida
noocooda qufulan ah, ayaa wuxuu weerar ku
qabsaday Koonfurta Magaalada Muqdisho, markii
ay ka soo tallaabeen Bar Kontorool, oo halkaasi
ku taalay.
Waqtiga la dilay Ciidamadaan ayaa waxaa lagu
sheegay gelin dambe oo maalin Sabti ah, 3-dii
bishii Luulyo ee sanadkii 1993-kii, iyadoo
shalayna ay ku beegneyd 3-da Luulyo, oo ahayd
xilligii la dilay, oo ka soo wareegatay muddo 20
sano ah.
Munaasabada baroordiiqda ah ee lagu qabtay
Magaalada Roma, ayaa waxaa ka soo qeyb galay
Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga iyo
weliba Danjiraha Talyaaniga ee Somaliya Andrea
Mazella & Madaxa Hay’adda UNCHR ee
Soomaaliya Alessandra Morelli.
Ciidamadii iska caabinta ee Soomaaliya, ayaa
waxay Magaalada Muqdisho ay dagaalo adag
kula galeen Ciidamadii ay Qaramada Midoobe u
soo dirtay Somaliya, markii ay meesha ka baxday
Dowladdii Dhexe ee Kacaanka.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s