Uncategorized

Weerar Naxtin Badan oo saakay kadhacay Duleedka Jowhar kadib markii lalaayay Dad Salaad Subax u taagnaa.Wararka aan saakay ka heleyno DeegaankaBayaxaow oo Qiyaastii 5-km dhinaca Koofur Barikaga beegan Magaalada Jowhar ayaa sheegayain kooxo Hubeesan Saakay weerareen Masjidkuyaala Deegaankaasi xili lagu guda jiray SalaadiiSubax.Kooxaha Weerarka geestay ayaa la tilmaamay inmasjidka ay rasaas huwiyeen Xili jamaacada kujirtay ay dukanayeen Salaada Subax waxaanahalkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soogaaray dadkii ku dukanayay Masjidkaasi.Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhimataygudaha Masjidkaasi afar kalana dhaawacyo ayaakasoo gaaray kuwaa oo iminka dhaawacyadoodalagu baxnaaninayo isbitaalka ugu weynMagaalada Jowhar.Labada Qof ee ku dhintay Weerarka lagu qaadayMasjidka ku yaala Deegaanka Bayaxow eeDuleedka Degmada Jowhar ayaa magacyadoodawaxaa lagu kala sheegay Ibraahin CiiseCabdullaah iyo Isaaq Cumarey Caddow waxaayna ka mid ahaayeen Dadka Deegaankaasi laweeraray.Ilaa hada lama oga cida ka dambeysay falkanFoosha xun ee lagu Weeraray Masjidkaasiwaxaana mudooyinkii dambe tuulooyin katirsanMagaalada Jowhar ka dhacayya dilal iyo dagaalola xariira aanooyin qabiil , hasa ahaateedhacdadan ayaa noqoneysa tii ugu xumeedmaadama la weeraray Masjid dadkii ku jiraykuwana la dilay kuwana la dhaawacay..

Weerar Naxtin Badan oo saakay ka
dhacay Duleedka Jowhar kadib markii la
laayay Dad Salaad Subax u taagnaa.
Wararka aan saakay ka heleyno Deegaanka
Bayaxaow oo Qiyaastii 5-km dhinaca Koofur Bari
kaga beegan Magaalada Jowhar ayaa sheegaya
in kooxo Hubeesan Saakay weerareen Masjid
kuyaala Deegaankaasi xili lagu guda jiray Salaadii
Subax.
Kooxaha Weerarka geestay ayaa la tilmaamay in
masjidka ay rasaas huwiyeen Xili jamaacada ku
jirtay ay dukanayeen Salaada Subax waxaana
halkaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo
gaaray dadkii ku dukanayay Masjidkaasi.
Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhimatay
gudaha Masjidkaasi afar kalana dhaawacyo ayaa
kasoo gaaray kuwaa oo iminka dhaawacyadooda
lagu baxnaaninayo isbitaalka ugu weyn
Magaalada Jowhar.
Labada Qof ee ku dhintay Weerarka lagu qaaday
Masjidka ku yaala Deegaanka Bayaxow ee
Duleedka Degmada Jowhar ayaa magacyadooda
waxaa lagu kala sheegay Ibraahin Ciise
Cabdullaah iyo Isaaq Cumarey Caddow waxa
ayna ka mid ahaayeen Dadka Deegaankaasi la
weeraray.
Ilaa hada lama oga cida ka dambeysay falkan
Foosha xun ee lagu Weeraray Masjidkaasi
waxaana mudooyinkii dambe tuulooyin katirsan
Magaalada Jowhar ka dhacayya dilal iyo dagaalo
la xariira aanooyin qabiil , hasa ahaatee
dhacdadan ayaa noqoneysa tii ugu xumeed
maadama la weeraray Masjid dadkii ku jiray
kuwana la dilay kuwana la dhaawacay..

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s