Uncategorized

Qaramada Midoobe oo markii uguhoreysay ka hadashay arinta SheekhXasan Daahir AweysXilli muddo toddobaad ah uu Sheekh XasanDaahir Aweys uu ku jiro gacanta DowladdaFederalka ee Somaliya, ayaa waxay QaramadaMidoobe ka hadashay, isa soo dhiibida SheekhXasan Daahir Aweys.Amb. Nicholas Kay Ergayga Gaarka ah eeQaramada Midoobe u Qaabilsan ArrimahaSomaliya, ayaa wuxuu marka hore uu qiray inSheekh Xasan Daahir Aweys uu ku jiro gacantaDowladda, ayna soconayaan su’aalo laweydiinaayo.Ergayga ayaa wuxuu sheegay in Sheekh XasanDaahir Aweys looga baahan yahay inuucadeeyo, go’aankiisa ku aadan inuu si sax ah uuuga tanaasulay xagjirnimada iyo in kale.Nicholas Kay ayaan wax walaac ah ka muujinxaalada caafimaadeed ee Sheekh Xasan DaahirAweys, oo maalmihii la soo dhaafay ka soorayneysay, markii ay jirdil kula dhaqaaqeenCiidamada Dowladda.Mareykanka ayaa horey Xasan Daahir Aweysuga mamnuucay safarada dalalka dibadda, kadibmarkii uu si adag uu ula dagaalamay Dowladdiiuu Madaxweynaha ka ahaa Shariif SheekhAxmed.Laakiin Mareykanka ayaan wax dhaqaalo ah duldhigin madaxa Sheekh Xasan Daahir Aweys, cidiinolol iyo geeriba ku keenta, iyadoo loo arkaayaymid ka yara dhow Saraakiisha sar sare eeIslaamiyiinta Somaliya ku sugan.Dowladaha Qatar iyo Turkey ayaa waxaa larumeysan yahay inay kaalin ku lee yihiin, arintaSheekh Xasan Daahir Aweys, ee ku aadan inuuisaga soo goysto Ururka Al Shabaab.

Qaramada Midoobe oo markii ugu
horeysay ka hadashay arinta Sheekh
Xasan Daahir Aweys
Xilli muddo toddobaad ah uu Sheekh Xasan
Daahir Aweys uu ku jiro gacanta Dowladda
Federalka ee Somaliya, ayaa waxay Qaramada
Midoobe ka hadashay, isa soo dhiibida Sheekh
Xasan Daahir Aweys.
Amb. Nicholas Kay Ergayga Gaarka ah ee
Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha
Somaliya, ayaa wuxuu marka hore uu qiray in
Sheekh Xasan Daahir Aweys uu ku jiro gacanta
Dowladda, ayna soconayaan su’aalo la
weydiinaayo.
Ergayga ayaa wuxuu sheegay in Sheekh Xasan
Daahir Aweys looga baahan yahay inuu
cadeeyo, go’aankiisa ku aadan inuu si sax ah uu
uga tanaasulay xagjirnimada iyo in kale.
Nicholas Kay ayaan wax walaac ah ka muujin
xaalada caafimaadeed ee Sheekh Xasan Daahir
Aweys, oo maalmihii la soo dhaafay ka soo
rayneysay, markii ay jirdil kula dhaqaaqeen
Ciidamada Dowladda.
Mareykanka ayaa horey Xasan Daahir Aweys
uga mamnuucay safarada dalalka dibadda, kadib
markii uu si adag uu ula dagaalamay Dowladdii
uu Madaxweynaha ka ahaa Shariif Sheekh
Axmed.
Laakiin Mareykanka ayaan wax dhaqaalo ah dul
dhigin madaxa Sheekh Xasan Daahir Aweys, cidii
nolol iyo geeriba ku keenta, iyadoo loo arkaayay
mid ka yara dhow Saraakiisha sar sare ee
Islaamiyiinta Somaliya ku sugan.
Dowladaha Qatar iyo Turkey ayaa waxaa la
rumeysan yahay inay kaalin ku lee yihiin, arinta
Sheekh Xasan Daahir Aweys, ee ku aadan inuu
isaga soo goysto Ururka Al Shabaab.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s