Uncategorized

Maamulka Ximin & Xeeb oo soo faragelinaaya arinta Sheekh Xasan DaahirAweysMaamulka Ximin & Xeeb ayaa wuxuu dib uu usoo fara gelin doonaa arinta Sheekh XasanDaahir Aweys, haddii labada cisho ee soosocoto, ay Dowladda Soomaaliya dib ugu soo siideen-weydo.Madaxweynaha Dowladda Federalka eeSomaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, ootoddobaadkii hore Aqalka Madaxtooyada ee VillaSomalia ku qaabilay Ergo ka socotay BeeshaHabargidir, ayaa wuxuu u sheegay in arintaSheekh Xasan Daahir lagu soo afjari doonomuddo toddobo cisho ah.Beesha Habargidir ayaa waxay dareen kamuujisay in markale ay balanta uga baxdoDowladda, iyadoo taasi ay ka duuleyso ayaawaxay Isniintii ay kulan isugu yimaadeenDegmada Hodan ee Gobolka Banaadir.Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay waxa xiggidoona, haddii Dowladda Somaliya ay mudotoddobaad ah dib xuriyadiisa ugu siin weydoSheekh Xasan Daahir Aweys, isla-markaanakulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaaMadaxweynaha Maamulka Ximin & Xeeb C/laahiCali Maxamuud, waxayna isu raaceen inay halmowqif ka wada qaataan, haddii Dowladda ay kasoo horjeedsato inay dib u soo sii deyso SheekhXasan Daahir Aweys.Afhayeenka Maamulka Ximin & Xeeb MaxamedCumar Hagafey, oo siyaabooyin kala duwan ulahadlay Warbaahinta gudaha, ayaa wuxuusheegay in Ximin & Xeeb, ay soo fara gelindoonto xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys,haddii lagu soo sii deen-waayo mudada 7-dacisho ah, ee ay Dowladdu qabsatay.Hagafey ayaa wuxuu cadeeyay in Ximin & Xeeb,ay is barbar taageyso Beesha Habargidir, waahaddii labada cisho ee soo socoto aan lagu sooafjarin kiiska Sheekh Xasan Daahir Aweys.Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu isnauu Warbaahinta u sheegay, in DowladdaSomaliya ay ugu baaqayaan inay ilaaliso balanta,si aanu hadhow mugdi u soo kala dhex gelinDowladda iyo Beesha Habargidir.

Maamulka Ximin & Xeeb oo soo fara
gelinaaya arinta Sheekh Xasan Daahir
Aweys
Maamulka Ximin & Xeeb ayaa wuxuu dib uu u
soo fara gelin doonaa arinta Sheekh Xasan
Daahir Aweys, haddii labada cisho ee soo
socoto, ay Dowladda Soomaaliya dib ugu soo sii
deen-weydo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ee
Somaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, oo
toddobaadkii hore Aqalka Madaxtooyada ee Villa
Somalia ku qaabilay Ergo ka socotay Beesha
Habargidir, ayaa wuxuu u sheegay in arinta
Sheekh Xasan Daahir lagu soo afjari doono
muddo toddobo cisho ah.
Beesha Habargidir ayaa waxay dareen ka
muujisay in markale ay balanta uga baxdo
Dowladda, iyadoo taasi ay ka duuleyso ayaa
waxay Isniintii ay kulan isugu yimaadeen
Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay waxa xiggi
doona, haddii Dowladda Somaliya ay mudo
toddobaad ah dib xuriyadiisa ugu siin weydo
Sheekh Xasan Daahir Aweys, isla-markaana
kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa
Madaxweynaha Maamulka Ximin & Xeeb C/laahi
Cali Maxamuud, waxayna isu raaceen inay hal
mowqif ka wada qaataan, haddii Dowladda ay ka
soo horjeedsato inay dib u soo sii deyso Sheekh
Xasan Daahir Aweys.
Afhayeenka Maamulka Ximin & Xeeb Maxamed
Cumar Hagafey, oo siyaabooyin kala duwan ula
hadlay Warbaahinta gudaha, ayaa wuxuu
sheegay in Ximin & Xeeb, ay soo fara gelin
doonto xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys,
haddii lagu soo sii deen-waayo mudada 7-da
cisho ah, ee ay Dowladdu qabsatay.
Hagafey ayaa wuxuu cadeeyay in Ximin & Xeeb,
ay is barbar taageyso Beesha Habargidir, waa
haddii labada cisho ee soo socoto aan lagu soo
afjarin kiiska Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu isna
uu Warbaahinta u sheegay, in Dowladda
Somaliya ay ugu baaqayaan inay ilaaliso balanta,
si aanu hadhow mugdi u soo kala dhex gelin
Dowladda iyo Beesha Habargidir.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s