Uncategorized

Wararka laga helayo Gobalka Bay ayaa ku waramaya in maanta Boqolaal in ciidamada xabashido ka ka baxayaan Baydhabo kuwaasi oo wararku ay sheegayaan inay ku wajahanyihiin dalkooda halka warar kale ay ku waramayaan inay duulaan ku yihiin deegaanada Shabaabku ka joogaan Bay iyo Bakool. Ciidanka Itoobiya waxay ka baxeen garoonka diyuuradaha Baydhabo iyo xerada 60-aad ee dhacda hareeraha Baydhabo sida ay ku waramayaan dadka Baydhabo,waxayna qaarkood gaareen Owdiinle ee Gobalka Bay. Ciidamada Itoobiya ayaa horay kaga baxay Degmada Xudur iyadoo haatan la soo warinayo dhaqdhaqaaq bixitaan ah inay ka wadaan Qansax dheere iyo deegaano kale oo dhaca gobalka Bay. “Bayadhabo baabuur”Uural” lama saaran karo” Hooyo Somaliyeed oo qax ku maqan mudo dheer. Voice Of Somalia-Banaadir Post.

Wararka laga helayo  Gobalka Bay ayaa ku waramaya in maanta Boqolaal in ciidamada xabashido ka ka baxayaan  Baydhabo kuwaasi oo wararku ay sheegayaan inay ku wajahanyihiin dalkooda halka warar kale ay ku waramayaan inay duulaan ku yihiin deegaanada Shabaabku ka joogaan Bay iyo Bakool.

Ciidanka Itoobiya waxay ka baxeen garoonka diyuuradaha Baydhabo iyo xerada 60-aad ee dhacda hareeraha Baydhabo sida ay ku waramayaan dadka Baydhabo,waxayna  qaarkood gaareen Owdiinle ee Gobalka Bay.

Ciidamada Itoobiya ayaa horay kaga baxay Degmada Xudur iyadoo haatan la soo warinayo dhaqdhaqaaq bixitaan ah inay ka wadaan Qansax dheere iyo deegaano kale oo dhaca gobalka Bay.

"Baydhabo baabuur"Uural" lama saaran karo" Hooyo Somaliyeed oo qax ku maqan mudodheer.

“Bayadhabo baabuur”Uural” lama saaran karo”
Hooyo Somaliyeed oo qax ku maqan mudo dheer.

Voice Of Somalia-Banaadir Post.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s