Uncategorized

Wariyayaashii kusugnaa Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa Lagu soowaramayaa in midba meeshii ay cagtiisu gaartay uu miciinbiday kadib markii aysaameeyn ku yeesheen dagaaladdii baryahan ka dhacayay magaaladda. Waxaa lagu soowaramayaa in wariyayaasha qaarkamid ah ay kudhuumaaleysanayaan xaafado ktirsan Magaaladaasi iyo cabsi ka qaba in ay bartilmaameed noqdaan. Qaarkamid ah Wariyayaashaasi ayaa waxay iskudhiibeen ciidamadda Siiraaliyoon ee kusugan gigida diyaaradaha ee Magaaladaasi kadibna waxaa diyaarad lagu geeyay Magaaladda Muqdisho. Wariyaha ayaa Loosheegay in kudhawaad 10 suxufi oo kamid ah wariyayaashii Kismaayo ay hadda kusuganyihiin Magaaladda muqdisho iyadoon la ogeyn sida ay xaaladooda noqondoonto maadaama ay isaga sootageen Magaaladii ay ka shaqeeysaneeyn. Wariyayaasha Magaalada Kismaayo waxay soomareen Marxalado kala gadisan iyagoo la sooshaqeeyay maamuladdii isaga daba maray Magaaladaasi laga soobilaabo xilligii ay meelo badan ka talinayeen Midowgii Maxkamadaha . Waxaa Jiray wariyayaal Lagudilay Magaaladaasi iyo kuwo lagu dhaawacay hlka kuwo badana ay isaga soocarareen Magaaladaasi markii ladilay Wariye Nasteen Daahir Farax . Source wariyaha.com

Wariyayaashii kusugnaa Magaaladda Kismaayo
ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa Lagu
soowaramayaa in midba meeshii ay cagtiisu
gaartay uu miciinbiday kadib markii aysaameeyn
ku yeesheen dagaaladdii baryahan ka dhacayay
magaaladda.
Waxaa lagu soowaramayaa in wariyayaasha
qaarkamid ah ay kudhuumaaleysanayaan xaafado
ktirsan Magaaladaasi iyo cabsi ka qaba in ay
bartilmaameed noqdaan.
Qaarkamid ah Wariyayaashaasi ayaa waxay
iskudhiibeen ciidamadda Siiraaliyoon ee kusugan
gigida diyaaradaha ee Magaaladaasi kadibna
waxaa diyaarad lagu geeyay Magaaladda
Muqdisho.
Wariyaha ayaa Loosheegay in kudhawaad 10
suxufi oo kamid ah wariyayaashii Kismaayo ay
hadda kusuganyihiin Magaaladda muqdisho
iyadoon la ogeyn sida ay xaaladooda
noqondoonto maadaama ay isaga sootageen
Magaaladii ay ka shaqeeysaneeyn.
Wariyayaasha Magaalada Kismaayo waxay
soomareen Marxalado kala gadisan iyagoo la
sooshaqeeyay maamuladdii isaga daba maray
Magaaladaasi laga soobilaabo xilligii ay meelo
badan ka talinayeen Midowgii Maxkamadaha .
Waxaa Jiray wariyayaal Lagudilay Magaaladaasi
iyo kuwo lagu dhaawacay hlka kuwo badana ay
isaga soocarareen Magaaladaasi markii ladilay
Wariye Nasteen Daahir Farax .

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s