Uncategorized

Howlgallo ay xalay degmada Deyniile ka sameeyeen ciidamada Nabad sugidda ayaa lagu soo qabtay Sida La sheegay Askar ka tirsan Al-shabaab iyo hub ay wateen, Howlgalkani oo ay xalay ka sameeyeen Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya Degmada Deyniile ayaa waxay ku soo qabteen Dhalinyaro Al Shabaab ah oo xalay degmadaasi ka geystay falal Arbushaad ah iyo Hub ay kula dagaalameen Ciidamo ka tirasan kuwa Dowladda Soomaaliya. Sidoo kale Dowladda Soomalaiya Ayaa Waayadana dnabo Xooga Saartay Degmada Dayniile Maadaama Dowladda ku sheegtay In Degmadaas ay Managlayo Siiyo Ururka Al Shabaab Lagana Soo Maleego Qaraxyada ka Dhaca Mar Waliba Magaalada Muqdisho. Xafiiska Wararka Allbanaadir.com Muqdisho-Somalia Allbanaadir@live.com

Howlgallo ay xalay degmada Deyniile ka sameeyeen ciidamada Nabad sugidda ayaa lagu soo qabtay Sida La sheegay Askar ka tirsan Al-shabaab iyo hub ay wateen,

Howlgalkani oo ay xalay ka sameeyeen Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya Degmada Deyniile ayaa waxay ku soo qabteen Dhalinyaro Al Shabaab ah oo xalay degmadaasi ka geystay falal Arbushaad ah iyo Hub ay kula dagaalameen Ciidamo ka tirasan kuwa Dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Dowladda Soomalaiya Ayaa Waayadana dnabo Xooga Saartay Degmada Dayniile Maadaama Dowladda ku sheegtay In Degmadaas ay Managlayo Siiyo Ururka Al Shabaab Lagana Soo Maleego Qaraxyada ka Dhaca Mar Waliba Magaalada Muqdisho.

Xafiiska Wararka Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com






Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s