Uncategorized

cidamada barre oo kismayo dib ugu laabtey

ciidamada Bare Hiiraale oo Dib Ugu laabtay magaalada Kismaayo

Published on July 21, 2013 by    ·   No Comments

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamadii Bare Hiiraale ee horey looga ma quuniyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ay dib uga laabteen halkaasi.

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Bare Hiiraale oo u dhawaalaba ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo ay haatan koox koox iyo raxan raxan u galeen gudaha Kismaayo.

Maamulka haatan gacanta ku haya magaalo xeebeedka Kismaayo oo ka hadlay ciidamadaan gudaha u galay ayaa sheegay in ay jiraan ciidamo Kismaayo gaaray waxuuna sheegay maamulka in falalka amaan dari ee hatan laga dareemayo kismaayo ay qeyb ka yihiin ciidamada Bare Hiiraale.

Masuur u hadlay maamulka Kismaayo ayaa sheegay in ciidamada lala xiriirinayo Bare looga baahan yahay in inay isku soo dhiiban maamulka gacanta ku haya Kismaayo.

Wararkan kasoo baxaya magaalada Kismaayo ayaa ilaa haatan waxaa ka hadlin bare Aadan Shire ( Bare Hiiraale ) oo haatan Kismaayo dibad joog ka ah waxxaana hadalkan kusoo aadayaa xili Kismaayo ay ka jiraan falal amaan dari.

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s