Uncategorized

Kulan Xasaasi ah oo looga hadlay Arimaha Jubaland oo ka dhacay Villa Soomaaliya “Sii AKhriso”

Jul 28, 2013 – 

Riix Hoos oo Daawo Muuqaalo yaab leh

 

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Xasan sheikh Maxamuud, ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya wuxuu kulan kula qaatay odayaasha dhaqanka ee gobolada Jubbooyinka .

Kulanka oo ah mid xasaasi ah, ayaa waxaa si aad ah loogu gorfeeyay arinta Jubbaland, waxaana Madaxweynaha Soomaliya uu Odayaasha ka dhageystay dhamaan ra’yiyadooda ku aadan maamulka Jubbaland ee iminka dhisan Kismaayo

Nabadoon Xuseen Naaleyee oo qeyb ka ahaa Odayahii kulanka la qaatay Madaxweyne Xasan Sheikh, ayaa sheegay inay Madaxweynaha kaga warameen sida ay kaga soo horjeedan maamulka Jubbaland ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe”.

Nabadoonka, ayaa sheegay in mamulka haatan ka jira gobolada Jubbooyinka isla markaana inimka ka arimya magaalada Kismaayo inuu yahay mid aan sharci aheyn , waxaana uu sheegay in mamulkaasi uu yahay mid gumeyso doon ah sida uu sheegay.

Wuxuu sheegay in MaY daxweynaha uu ka dhageystay dhamaan ra’yiyadoodi waxaana uu sheegay inuu u balan qaaday in arinta Jubbaland ay dowladda BASHIR

Aside

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s