Uncategorized

DHAGEYSO:-Cali Gaab”Wadada Sodonka Waxaynu tagnaa anaga Wadnaha farta ku heyna Sababtoo ah Amni ma hayno”

Voice Of Somalia

26970173

Cali Xirsi Barre Cali Gaab Taliyaha Taraafikada oo Muqdisho saxaaafada kula hadlay ayaa sheegay Ciidamada Taraafikada inaysan hubaysneen islamarkaana aysan tagi karin wadada sodonka iyo tan warshadaha sababo dhanka amaanka ku saabsan.

Wuxuu sheegay inay codsadeen in la hubeeyo Ciidamada Taraafiikada Laakin Maamulka Gobalka Banaadir iyo madaxda Dowladda ay ka gaabsadeen inay ilaalo usameeyaan Ciidamada Taraafikada.

Cali Gaab ayaa qiray xiligaan inay ka howlgalaan Wadada Wadnaha oo uu sheegay iyada qudheeda inay cabsi kaga howlgalaan.

Shabaabul Mujaahidiin Ciidamadooda qarsoon ee ku sugan Muqdisho ayaa madaxa ka guraya Ciidamada Dowladda oo maalmihii tagay laga dilay Askar badan iyadoona laga qaatay qoryihii ay wateen.

Waxaa maanta qarax lala  yaabay lala helay baabuur oo lahaa Dhagaxtuur gudoomiyihii ku xigeenkii Gobolka Banaadir waqtigii Maxamed Dheere,wuxuuna qaraxo ka dhacay isgoyska Sanca ee magaaladaMoqdisho.

Waa waxl a wada ogyahay inaysan  soo celin karin amniga Moqdisho maleeshiyo Beeleed iyo ciidanka Amisom,waana arin ku adag dowlada tabarta yar…

View original post 9 more words

Standard

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s